Day: March 11, 2022
-
England
Ralf Rangnick oo cadeeyay go’aanka Ronaldo ee ka qayb galka kulanka Manchester United iyo Tottenham
(Manchester) 11 Maarso 2022. Tababaraha kooxda Manchester United ee Ralf Rangnick ayaa sharaxay haddii uu xiddiga reer Portugal ee Cristiano…
Read More » -
England
RASMI: Xiddigii ugu fiicnaa horyaalka Premier League bisha February oo lagu dhawaaqay
(England) 11 Maarso 2022. Waxaa maanta lagu dhawaaqay laacibka ku guuleystay abaal-marinta xiddigii ugu fiicnaa bishii la soo dhaafay ee February…
Read More » -
Champ' League
Ferdinand oo difaacay Pochettino kaddib guuldarradii taariikhiga ahayd ee PSG kala kulantay Real Madrid
(Yurub) 11 Maarso 2022. Halyeeyga Manchester United ee Rio Ferdinand ayaa difaacay tababaraha reer Argentina iyo kooxda Paris Saint-Germain Mauricio Pochettino,…
Read More » -
Champ' League
Mbappé oo fariin u diray taageerayaasha PSG kaddib markii laga ciribtiray tartanka Champions League
(Paris) 11 Maarso 2022. Weeraryahanka reer France ee Kylian Mbappé ayaa fariin u diray taageerayaasha kooxdiisa Paris Saint-Germain, kaddib markii ay…
Read More » -
Spain
Muxuu ka yiri Xavi Hernandez barbardhicii ay xalay kooxdiisa Barcelona la gashay Galatasaray?
(Yurub) 11 Maarso 2022. Tababaraha Barcelona ee Xavi Hernandez ayaa muujiyay sida uu uga xun yahay kaddib markii ay xalay…
Read More »