Day: March 7, 2022
-
Champ' League
Klopp oo war farxad leh u sheegay taageerayaasha Liverpool kahor kulanka Inter
(Liverpool) 07 Mar 2022. Tababaraha kooxda Liverpool ee Jurgen Klopp ayaa sheegay in xiddigihiisa dhaawaca ah ee Thiago Alcântara, Roberto Firmino…
Read More » -
Champ' League
Kaddib dhaawacii soo gaaray, Miyuu Mbappé seegayaa kulanka soo socda ee Real Madrid?
(Paris) 07 Mar 2022. Wargeyska “Marca” ee dalka Spain ayaa shaaca ka qaaday suurtagalnimada uu ku seegayo Kylian Mbappé kulanka soo…
Read More » -
England
Marcus Rashford oo ka fikiraya mustaqbalkiisa Kooxda Manchester United
(Manchester) 07 Mar 2022. Weeraryahanka kooxda kubadda cagta Manchester United ee Marcus Rashford ayaa ka fiirsanaya mustaqbalkiisa garoonka Old Trafford.…
Read More » -
England
Miisaaniyadda mushaharaadka kooxaha LIXDA waaweyn ee Premier League xilli ciyaareedkan oo la shaaciyay & Man City oo hoggaamineysa diiwaankan
(England) 07 Maarso 2022. Miisaaniyadda mushaharaadka ay kooxaha lixda waaweyn ee Premier League ugu talo galeen xiddigahooda xilli ciyaareedkan 2020-21 ayaa…
Read More » -
Champ' League
Karim Benzema oo hiigsanaya inuu jebiyo rikoorka goolasha Alfredo Di Stefano ee naadiga Real Madrid… (Miyuu gaari karaa rikoorkaas kulanka PSG?)
(Madrid) 07 Maarso 2022. Kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa habeenka Arbaca soo socota mari doonta tijaabadeeda ugu adag xilli ciyaareedka…
Read More » -
Italy
Waa kuma difaaca ay naadiga Barcelona dooneyso inay ku baddesho Ronald Araujo xagaagan?
(Barcelona) 07 Maarso 2022. Mustaqbalka xiddiga difaaca uga ciyaara naadiga Barcelona ee Ronald Araujo ayaa shaki weyn la gelinayaa iyadoo lasoo warinayo…
Read More » -
England
Maxay Raphael Varane iyo Luke Shaw kaga maqnaayeen Manchester United kulankii xalay ee Manchester Derby?
(Manchester) 07 Maarso 2022. Raphael Varane iyo Luke Shaw oo difaaca kaga ciyaara naadiga Manchester United ayaa xalay kooxdooda ka maqnaa…
Read More »