Month: March 2022
-
England
Xulka Brazil oo booska koowaad kala baxay Belgium & France oo kaalinta saddexaad ka galay qiimeynta billaha xulalka adduunka ee FIFA … (Kaalintee ayuu ku jiraa xulkeenna Soomaaliya?)
(World) 31 Mar 2022. Xiriirka kubadda cagta Adduunka ee FIFA ayaa shaaciyey qiimeynta billaha ah ee kala sarreynta xulalka Adduunka,…
Read More » -
England
Daafaca Chelsea ee Antonio Rudiger oo doonaya inuu la hadlo macallinka cusub ee Manchester United
(London) 31 Mar 2022. Daafaca dhexe ee Chelsea, Antonio Rudiger ayaa la soo warinayaa inuu doonayo inuu la hadlo macallinka…
Read More » -
England
Muxuu yahay qorshaha ay Arsenal u dajisay Alexandre Lacazette oo qandaraaskiisu dhacayo dhammaadka xilli ciyaareedkan?
(London) 31 Mar 2022. Alexandre Lacazette ayaa lagu soo warramayaa in loo soo bandhigi karo fursad uu ku saxiixo heshiis…
Read More » -
England
Manchester City oo diyaar u ah inay ku biirto tartanka loogu jiro saxiixa weeraryahanka Kooxda Juventus ee Paulo Dybala
(Manchester) 31 Mar 2022. Kooxda kubadda cagta Manchester City ayaa la soo warinayaa inay diyaar u tahay inay ku biirto…
Read More » -
France
Kooxda Paris Saint-Germain oo ku soo biirtay tartanka loogu jiro saxiixa Antony
(Paris) 31 Mar 2022. Kooxda kubadda cagta Paris Saint-Germain ayaa la soo warinayaa inay ku soo biirtay haatan tartanka loogu…
Read More » -
England
Kooxda Inter Milan oo doonaysa inay dib u soo ceshato Weeraryahankeedii hore ee Romelu Lukaku
(Milan) 31 Mar 2022. Kooxda kubadda cagta Inter Milan ee dalka Talyaaniga ayaa la soo warinayaa inay dib u soo…
Read More » -
Spain
Madaxweyne Joan Laporta oo ka hadlay halka ay marayaan wada-hadallada heshiis kordhinta ee Gavi & Araujo
(Barcelona) 31 Maarso 2022. Madaxweynaha kooxda kubadda cagta Barcelona ee Joan Laporta ayaa sheegay inay kooxdiisa meel gabo-gabo ah marsiineyso wada-hadallada…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Real Madrid oo xaqiijisay in macallinkeeda Carlo Ancelotti laga helay xanuunka Koofid-19
(Madrid) 31 Maarso 2022. Macallinka kooxda kubadda cagta Real Madrid ee Carlo Ancelotti ayaa laga helay xanuunka faafa ee Korona Fayras…
Read More » -
England
Barcelona oo sare u qaadday dalabka ay ku dooneyso saxiixa xiddiga Leeds United ee Raphinha
(Barcelon) 30 Maarso 2022. Kooxda kubadda cagta Barcelona ayaa wali dadaal ugu jirta inay gacanta kusoo dhigto saaxiixa laacibka garabka uga…
Read More » -
England
Liverpool iyo Real Madrid oo baadi goobaya xiddig khadka dhexe uga ciyaara kooxda Borussia Dortmund kaasoo lagu qiimeeyo 100 milyan oo euro
(Liverpool) 30 Maarso 2022. Kooxaha kubadda cagta Liverpool iyo Real Madrid ayaa si weyn u baacsanaya xiddiga khadka dhexe uga ciyaara…
Read More »