Day: February 22, 2022
-
Champ' League
UCL: Chelsea oo guul ka gaartay Lille, halka Villarreal iyo Juventus ay barbaro ku kala baxeen kulanka lugta hore ee wareega 16-ka
(London) 22 Feb 2022. Chelsea ayaa guul ka gaartay kooxda Lille oo marti ugu ahayd garoonka Stamford Bridge kaddib markii ay…
Read More » -
Champ' League
Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Chelsea iyo Lille ee tartanka Champions League oo la shaaciyey
(London) 22 Feb 2022. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Chelsea iyo Lille ee tartanka Champions League ayaa la shaaciyey. Kooxda kubadda…
Read More » -
Champ' League
Kahor kulanka Man United iyo Atlético Madrid Ralf Rangnick oo ammaanay awooda Simeone
(Manchester) 22 Feb 2022. Tababaraha kooxda Manchester United ee Ralf Rangnick ayaa ammaanay doorka weyn ee uu ka ciyaaray tababaraha reer…
Read More » -
England
Real Madrid oo ku qalqaalineysa Chelsea inay dib u ceshato xiddigeeda Eden Hazard & Suxufi weyn oo daaha ka rogay inay haatan wada-hadallada heshiiskan bilawdeen
(Madrid) 22 Feb 2022. Kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa lasoo warinayaa inay wada-hadallo la bilawday naadiga Chelsea si ay heshiis…
Read More » -
England
Chelsea oo wada-xaajood la bilawday mid ka mid ah xiddigaheeda khadka dhexe si ay qandaraaska ugu kordhiso
(London) 22 Feb 2022. Xiddigo dhowr ah oo u ciyaara naadiga Chelsea ayaa ku jira dhamaadka qandaraasyadooda iyadoo Blues ay walaac…
Read More » -
England
Macallin Mauricio Pochettino oo looga gacan haatinayo horyaalka La Liga & Manchester United oo la kulantay loollan ku aaddan doonistiisa
(Paris) 22 Feb 2022. Macallinka kooxda Paris Saint-Germain ee Mauricio Pochettino ayaa si aad ah loola xiriirinayaa inuu ka tagi doono…
Read More » -
Ameerika
“Waan rabaa inaan ciyaaro kubadda cagta balse…” – Sergio Aguero
(Argentina) 22 Feb 2022. Sergio Aguero oo xulka qaranka Argentina iyo naadiga Barcelona isagoo u ciyaaraya ka fariistay kubadda cagta xanuun…
Read More » -
Champ' League
Horudhac: Chelsea vs Lille, Villarreal vs Juventus… (Blues iyo Bianconeri oo caawa ciyaari doona kulammadooda lugta hore ee wareegga 16-ka tartanka UCL)
(London) 22 Feb 2022. Kooxda kubadda cagta Chelsea ayaa caawa kulanka lugta koowaad ee wareegga 16-ka tartanka Champions League garoonkeeda kusoo…
Read More »