Day: February 20, 2022
-
Horyaallada
Barcelona oo guul ay u qalantay ka soo heshay kooxda Valencia oo ay ku booqatay garoonka Mestalla
(Valencia) 20 Feb 2022. Barcelona ayaa guul ay u qalantay ka soo heshay kooxda Valencia oo ay ku booqatay garoonka…
Read More » -
England
Man United oo saddexda dhibcood ka soo heshay Leeds United oo ay ku booqatay garoonka Elland Road
(Leeds) 20 Feb 2022. Man United ayaa saddexda dhibcood ka soo heshay kooxda Leeds United oo ay ku booqatay garoonka…
Read More » -
England
Waa tee kooxda kaga fursadda fiican Barcelona iyo Real Madrid saxiixa xiddiga Borussia Dortmund ee Erling Haaland?
(Dortmund) 20 Feb 2022. Waxaa weli cinwaannada suuqa kala iibsiga heysta xiddiga naadiga Borussia Dortmund ee Erling Haaland kaasoo si aad…
Read More » -
England
Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Leeds United iyo Manchester United ee horyaalka Premier League oo la shaaciyey
(Leeds) 20 Feb 2022. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Leeds United iyo Manchester United ee horyaalka Premier League ayaa la…
Read More » -
England
Qiimaha ay Manchester City ku dooneyso inay ku iibiso Raheem Sterling oo la ogaaday
(Manchester) 20 Feb 2022. Kooxda kubadda cagta Manchester City ayaa lasoo warinayaa inay go’aansatay iibinta xiddigeeda weerarka ka ciyaara ee Raheem…
Read More » -
England
Harry Kane iyo Son Heung-min oo barbarreeyay rikoor ay Premier League ka sameeyeen Frank Lampar iyo Didier Drogba waayahoodii Chelsea
(London) 20 Feb 2022. Weeraryahannada naadiga Tottenham Hotspur ee Harry Kane iyo Son Heung-min ayaa xalay ciyaartii ay garaaceen Manchester City ku…
Read More » -
England
Wargeys kasoo baxa dalka Ingiriiska oo daaha ka rogay qorshaha ay Manchester United ka leedahay xiddigeeda Cristiano Ronaldo
(Manchester) 20 Feb 2022. Shaki badan ayaa la gelinayaa mustaqbalka Cristiano Ronaldo ee naadiga Manchester United, iyadoo warar badan ay sheegayaan…
Read More » -
Horyaallada
Horudhac: Valencia vs Barcelona… (Bluagrana oo raadineysa inay kusoo laabato wadda guulaha si ay ugu dagaalanto boosaska sare)
(Valencia) 20 Feb 2022. Kooxaha kubadda cagta Valencia iyo Barcelona ayaa ku hardami doona kulan ka tirsan horyaalka La Liga iyadoo Barca…
Read More » -
England
Horudhac: Leeds United vs Manchester United… (Cristiano Ronaldo iyo Daniel James oo mid walba uu dhigi karo rikoorro taariikhi ah)
(Leeds) 20 Feb 2022. Mid ka mid ah labada kulan ee maanta illaa caawa laga ciyaari doono horyaalka Premier League ayaa…
Read More »