Day: February 14, 2022
-
England
“Kani waa saaxiibkeygii aan ugu jeclaa Man United” – Rooney oo iska indho-tiray Ronaldo
(Manchester) 14 Feb 2022. Halyeyga Manchester United Wayne Rooney ayaa ka hadlay saaxiibkii uu ugu jeclaa waayihiisa kooxda Red Devils,…
Read More » -
Champ' League
“Ujeedkeena ma ahan inaan ka hadalno Mbappé ee waa inaan garaacno Real Madrid” – Marquinhos
(Paris) 14 Feb 2022. Kabtanka kooxda Paris Saint-Germain ee reer Brazil Marquinhos ayaa sheegay in ujeedka kooxda aanu ahayn inay ka…
Read More » -
Champ' League
“Real Madrid waxay caadeystay ku guuleysiga Champions League” – Mauricio Pochettino
(Paris) 14 Feb 2022. Tababaraha kooxda Paris Saint-Germain ee Mauricio Pochettino ayaa sheegay in PSG ay aad u ixtiraamto Real Madrid…
Read More » -
England
Man United oo kula dagaallameysa kooxaha Man City, Real Madrid, Juventus iyo Paris Saint-Germain saxiixa xiddig Faransiis ah
(Manchester) 14 Feb 2022. Kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa noqotay kooxdii ugu dambeysay ee soo bandhigta xiisaha ay u muujineyso…
Read More » -
England
Cristiano Ronaldo oo sabab u noqday inuu Lionel Messi ka hor imaado inay PSG macallinkeeda xiga ka dhigato Zinedine Zidane
(Paris) 14 Feb 2022. Kursiga macallinka naadiga Paris Saint-Germain ayaa shaki badan la gelinayaa maadaama macallinka haatan majaraha u haya ee…
Read More » -
England
Barcelona iyo Chelsea oo si cad ugu loollamaya saxiixa difaaca Juventus ee Matthijs de Ligt
(Barcelona) 14 Feb 2022. Kooxda kubadda cagta Barcelona ayaa diyaar u ah inay dhiggeeda Chelsea kula dagaallanto saxiixa xiddiga difaaca dhexe…
Read More » -
Champ' League
Waa sidee rikoorka Lionel Messi ee kulammada uu wajahay Real Madrid kahor ciyaarta habeen dambe ee tartanka Champions League?
(Paris) 14 Feb 2022. Weeraryahanka kooxda Paris Saint-Germain ee Lionel Messi ayaa markale ka hor tagaya kooxda Real Madrid oo uu…
Read More » -
England
Is barbar-dhig lagu sameeyay bandhigga Cristiano Ronaldo ee ka hoos shaqeynta Ole Gunner Solskjaer iyo Ralf Rangnick
(Manchester) 14 Feb 2022. Kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa wali dhexda kaga jirta la’aanta joogteynta natiijooyin wanaagsan, waxaana taasi ay…
Read More » -
Horyaallada
Barcelona oo xaqiijisay dhaawaca mid ka mid ah difaacyadii xalay u ciyaaray kulankii Espanyol
(Barcelona) 14 Feb 2022. Kulan aad u xiiso badan ayaa xalay horyaalka La Liga ku dhex maray kooxaha Espanyol iyo Barcelona…
Read More »