Day: February 12, 2022
-
England
Manchester City oo saddexda dhibcood ka soo heshay kooxda Norwich City oo ay booqatay…+SAWIRRO
(Norwich) 12 Feb 2022. Manchester City ayaa saddexda dhibcood ka soo heshay kooxda Norwich City oo ay booqatay, kaddib markii ay…
Read More » -
England
Chelsea oo markii ugu horeysay taariikhda ku guuleysatay koobka FIFA Club World Cup kaddib markii ay ka adkaatay Palmeiras… +SAWIRRO
(Dubai) 12 Feb 2022. Chelsea oo ku guuleysatay koobka FIFA Club World Cup kaddib markii ay kaga adkaatay kooxda Palmeiras 2-1,…
Read More » -
Horyaallada
Villarreal oo taako u dhigtay kooxda Real Madrid oo marti ugu ahayd Estadio de la Cerámica… +SAWIRRO
(Villarreal) 12 Feb 2022. Villarreal ayaa taako u dhigtay kooxda Real Madrid oo marti ugu ahayd Estadio de la Cerámica, kaddib…
Read More » -
England
Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Norwich City iyo Man City ee horyaalka Premier League oo la shaaciyey
(Norwich) 12 Feb 2022. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Norwich City iyo Manchester City ee horyaalka Premier League ayaa la shaaciyey.…
Read More » -
England
Kooxaha Manchester United iyo Southampton oo dhibcaha ku qeybsaday garoonka Old Trafford… +SAWIRRO
(Manchester) 12 Feb 2022. Kooxaha Manchester United iyo Southampton ayaa dhibcaha ku qeybsaday garoonka Old Trafford, kaddib markii ay ku kala…
Read More » -
Horyaallada
Shaxda rasmiga ah kulanka adag Kooxaha Villarreal iyo Real Madrid ee horyaalka La Liga oo la shaaciyey
(Villarreal) 12 Feb 2022. Shaxda rasmiga ah kulanka adag ee Kooxaha Villarreal iyo Real Madrid ee horyaalka La Liga ayaa la…
Read More » -
England
Shaxda rasmiga ah kulanka kooxaha Manchester United iyo Southampton oo la shaaciyey… (Yaa ku billowday safka hore?)
(Manchester) 12 Feb 2022. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah oo ay garoonka ku soo geli doonaan galabta kooxaha Manchester United…
Read More » -
England
Macallin Mauricio Pochettino oo doonaya inuu dib ula midoobo Weeraryahan Harry Kane
(Paris) 12 Feb 2022. Tababare Mauricio Pochettino ayaa la soo warinayaa inuu doonaya inuu Harry Kane keeno garoonka Old Trafford, haddii loo…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Miyey Manchester United weli bixineysaa mushaharka Mason Greenwood xilli ay ka ganaaxday inuu kooxda koowaad la tababarto ama la ciyaaro?
(Manchester) 12 Feb 2022. Xiddiga weerarka kaga ciyaara naadiga Manchester United ee Mason Greenwood ayaa la xiray kaddib markii gabar 18-sano…
Read More » -
England
Horudhac: Norwich City vs Manchester City… (Citizens oo guuldarro la kulantay markii ugu dambeysay oo ay booqatay garoonka Carrow Road)
(Norwich) 12 Feb 2022. Kooxaha Norwich City iyo Manchester City ayaa soo xiraya kulammada maanta illaa caawa laga ciyaarayo horyaalka Premier…
Read More »