Day: February 7, 2022
-
England
Ralf Rangnick oo balan qaad xiiso leh u sameeyay taageerayaasha kooxda Manchester United
(Manchester) 07 Feb 2022. Tababaraha kooxda Manchester United ee Ralf Rangnick ayaa muujiyay sida uu ugu faraxsan yahay in Red Devils…
Read More » -
England
RASMI: Laba ka mid ah Xiddigaha kooxda Manchester United oo laga helay Korona Fayras
(Manchester) 07 Feb 2022. Tababaraha kooxda Manchester United ee Ralf Rangnick ayaa maanta oo isniin ah ku dhawaaqay in laba…
Read More » -
France
Muxuu Kylian Mbappe ka yiri heshiiska la sheegay inuu la galay Real Madrid?
(Paris) 07 Feb 2022. Kaddib guushii xalay kooxda kubadda cagta Paris Saint-Germain ka gaartay naadiga Lille oo ay 5-1 ku xasuuqeen,…
Read More » -
Spain
Miyey Barcelona kusoo biirtay loollanka loogu jiro saxiixa Jules Kounde?
(Barcelona) 07 Feb 2022. Xiddiga difaaca dhexe uga ciyaara naadiga Sevilla ee Jules Kounde ayaa si aad ah looga baadi goobayaa…
Read More » -
England
Kooxda Liverpool oo qorsheynaysa inay xagaaga dalab ka gudbiso xiddiga Barcelona ee Gavi
(Liverpool) 07 Feb 2022. Kooxda kubadda cagta Liverpool ayaa rajaynaysa inay ka faa’iidaysato xagaagan xaaladda adag ee dhaqaale oo ay ku jirto…
Read More » -
Horyaallada
“Waxaan aaminsannahay inaan cid walba garaaci karno” – Gerard Pique
(Barcelona) 07 Feb 2022. Gerard Pique ayaa muujiyay sida uu ugu faraxsan yahay kaddib markii Barcelona ay 4-2 kaga badisay Atletico…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Shaqada Yaabka leh ee uu qaban doono xiddiga Real Madrid ee Marcelo marka uu ciyaaraha ka fariisto oo lagu maadsanayo!
(Madrid) 07 Feb 2022. Xiddiga kooxda kubadda cagta Real Madrid ee Marcelo ayaa la soo warinayaa qorshihiisa iyo shaqadiisa xigta…
Read More » -
Germany
Waa kee Tababaraha ay Kooxda Real Madrid u aragto beddelka Macallinkeeda Carlo Ancelotti?
(Madrid) 07 Feb 2022. Kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa la soo warinayaa inay arkootay beddelka Macallinkeeda koowaad ee Carlo Ancelotti. Sida…
Read More » -
Afrika
Sida ay xulalku ugu kala guuleysteen Koobka qarammada Afrika & Xulalka tirada ugu badan hantay tartankan
(Yaoundé) 07 Feb 2022. Xulka qaranka Senegal ayaa xalay markii ugu horreysay ku guuleystay Koobka qarammada qaaradda Afrika ee AFCON 2021…
Read More » -
Afrika
Xiddigii ugu fiicnaa tartanka & Guud ahaan abaal-marinnadii la bixiyey Koobka qarammada Afrika ee xalay lagu soo gabagabeeyey Cameroon
(Yaoundé) 07 Feb 2022. Xulka qaranka Senegal ayaa markii ugu horreysay ku guuleystay Koobka qarammada qaaradda Afrika ee AFCON 2021 kaddib…
Read More »