Day: February 5, 2022
-
England
Man City oo iska xaadirisay wareega shanaad ee FA Cup-ka kaddib markii ay si sahlan guul kaga gaartay Fulham
(Manchester) 05 Feb 2022. Man City ayaa iska xaadirisay wareega shanaad ee koobka FA Cup-ka kaddib markii ay si sahlan…
Read More » -
England
Chelsea oo u gudubtay wareega shanaad ee FA Cup-ka kaddib markii ay guul dirqi ah ka heshay kooxda Plymouth Argyle
(London) 05 Feb 2022. Chelsea ayaa u gudubtay wareega shanaad ee tartanka FA Cup kaddib markii ay guul dirqi oo 2-1…
Read More » -
Afrika
WAREYSI: Diyaar-garowga xulalka Senegal iyo Egypt, Saadaashiisa kulankan & Wariye Maxamed Xaraare oo inooga warramay tartankan AFCON 2021 oo gabagabo taagan
(Yaoundé) 05 Feb 2022. Koobka qarammada qaaradda Afrika ayaa soo gaaray meel gabagabo ah iyadoo la sugayo in kaliya la…
Read More » -
England
Shaxda rasmiga ah kulanka Chelsea iyo Plymouth Argyle ee tartanka FA Cup oo la shaaciyey
(London) 05 Feb 2022. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Chelsea iyo Plymouth Argyle ee tartanka FA Cup ayaa la shaaciyey Kooxda…
Read More » -
England
Ronald Araújo oo dalabyo aad u wanaagsan ka helay kooxaha Chelsea iyo Man United
(Barcelona) 05 Feb 2022. Saxafiga Oriol Domènech ayaa sheegay in daafaca Barcelona ee Ronald Araújo uu dalabyo heshiis oo aad u…
Read More » -
England
Real Madrid oo kula dagaalameysa kooxaha Barcelona, Man United iyo Liverpool saxiixa xiddig muhiim ka ah Bayern
(Munich) 05 Feb 2022. Real Madrid ayaa raadineysa adeega ciyaaryahan muhiim ah oo ka tirsan Bayern Munich, inta lagu guda…
Read More » -
England
Jamie Carragher oo ku jees jeesay Cristiano Ronaldo kaddib rigooradii uu ka khasaariyay Manchester United
(Manchester) 05 Feb 2022. Halyeey Liverpool ee Jamie Carragher oo ku jees jeesay Cristiano Ronaldo kaddib rigooradii uu xalay ka khasaariyay…
Read More » -
England
Manchester United oo kusoo biirtay loollanka loogu jiro saxiixa Matthijs de Ligt… (Waa kuwee labada naadi ee sidoo kale doonaya adeeggiisa?)
(Manchester) 05 Feb 2022. Wararka ka imaanaya dalka Taliyaaniga ayaa sheegaya inay kooxda kubadda cagta Manchester United kusoo biirtay raacdada loogu…
Read More » -
France
Lionel Messi oo kooxdiisii hore ee Barcelona kaga digay inay la saxiixdaan xiddig ka tirsan PSG
(Paris) 05 Feb 2022. Wararka ka imaanaya dalka Spain ayaa sheegaya in xiddiga kooxda Paris Saint-Germain ee Lionel Messi uu kaga…
Read More »