Day: February 3, 2022
-
Spain
Athletic Bilbao oo iska xaadirisay wareega afarta ee Copa del Rey kaddib markii ay ka cirib tirtay Real Madrid
(Bilbao) 03 Feb 2022. Athletic Bilbao ayaa iska xaadirisay wareega afarta ee Copa del Rey kaddib markii ay kaga adkaatay Real…
Read More » -
Afrika
Xulka qaranka Egypt oo balan kaga sameystay Senegal finalka tartanka AFCON 2021 kaddib markii uu rigoorayaal kaga soo gudbay Cameroon
(Yaoundé) 03 Feb 2022. Xulka qaranka Egypt ayaa balan kaga sameystay Senegal finalka tartanka AFCON 2021 kaddib markii rigoorayaal 3-1 ah…
Read More » -
Spain
Miyey Barcelona weli ku adkeysaneysaa inuusan Ousmane Dembele u ciyaarin kooxdeeda inta ka harsan xilli ciyaareedkan?
(Barcelona) 03 Feb 2022. Madaxweynaha kooxda kubadda cagta Barcelona ee Joan Laporta ayaa si cad u sheegay in waayihii Ousmane Dembele…
Read More » -
France
Zinedine Zidane oo iska diiday dalab macalinnimo oo uu ka helay koox weyn xilli uu shaqo la’aan yahay
(France) 03 Feb 2022. Halyeyga Real Madrid iyo qaranka Faransiiska ee Zinedine Zidane ayaa haatan shaqo la’aan ah inkastoo lala xiriirinayo xilka…
Read More » -
England
Kooxda Arsenal oo 180 milyan oo gini ku qarash-gareynaysa saddex saxiix oo waa-weyn xagaaga
(London) 03 Feb 2022. Kooxda kubadda cagta Arsenal ayaa qorsheynaysa inay 180 milyan oo gini kala soo baxdo saddex saxiix…
Read More » -
England
Manchester United oo la ogaaday Macallinka ay kalsoonida ku qabto inay ku beddeli doonto Tababarahooda ku meel gaarka ah ee Ralf Rangnick
(Manchester) 03 Feb 2022. Kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa la soo warinayaa in Macallin Mauricio Pochettino uu yahay Tababaraha…
Read More » -
England
Kooxda Chelsea oo diyaar u ah inay wadahadallo la furto xiddig ka tirsan Barcelona
(London) 03 Feb 2022. Kooxda kubadda cagta Chelsea ayaa la soo warinayaa inay indhaha ku hayso inay heshiis la gaarto…
Read More » -
Afrika
Cameroon vs Egypt: Afar dhammaadka Koobka qarammada qaaradda Afrika oo caawa la soo gabagabaynayo… (Yaa Final-ka AFCON kula biiri doona Senegal?)
(Yaoundé) 03 Feb 2022. Kulanka ugu dambeeya afar dhammaadka koobka qarammada qaaradda Afrika ayaa caawa lagu wadaa in la ciyaaro.…
Read More »