Kooxda PSG oo shaacisay liiska xiddigaha ay kala qeyb-galayso kulanka caawa ee French Cup… (Messi oo hoggaaminaya & Ramos oo maqan)

(Paris) 31 Jan 2022. Kooxda kubadda cagta Paris Saint-Germain ayaa shaacisay liiska xiddigaha uga qeyb-galaya kulanka caawa ee French Cup oo ay wajahayaan Nice.

Kooxda reer France ee PSG diiwaanka xiddigaha ay shaacisay ee diyaar u ah kulanka caawa waxaa hoggaaminaya Lionel Messi iyo Kylian Mbappé.

Dhinaca kale waxaa safka Paris Saint-Germain dhaawac kaga maqan oo aan diiwaankan ku soo bixi daafacooda dhexe ee Sergio Ramos, kaasoo dhaawac ku soo gaaray tababarka ku seegaya kulankan.

Kulanka caawa French Cup ee u dhexeeya PSG iyo Nice ayaa la baasan doonaa 11:15 habeennimo xilliga geeska Afrika.

Haddaba halkaan hoose ka eeg liiska xiddigaha kulanka caawa ee French Cup oo PSG ay kala hortayso Nice:-

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close