Day: January 30, 2022
-
Afrika
Xulka qaranka Senegal oo u gudbay afar-dhammaadka tartanka AFCON 2021 kaddib markii uu guul sahlan ka gaaray Equatorial Guinea
(Yaoundé) 30 Jan 2022. Xulka qaranka Senegal ayaa u gudbay afar-dhammaadka tartanka AFCON 2021 kaddib markii uu guul sahlan kaga gaaray…
Read More » -
Afrika
Xulka qaranka Masar oo gaaray afar-dhammaadka tartanka AFCON 2021 kaddib markii uu guul ka gaaray xulka Morocco kulan la ciyaaray 120 daqiiqo
(Yaoundé) 30 Jan 2022. Waxaa goor dhow soo idlaatay ciyaartii u dhexeysay xulalka qaranka Egypt iyo Morocco ee ka tirsaneyd wareegga…
Read More » -
England
RASMI: Kooxda Liverpool oo ugu dambeyn ku dhawaaqday saxiixa Luis Diaz… (Lambarkee ayuu u xiran doonaa Reds?)
(Liverpool) 30 Jan 2022. Kooxda Kubadda Cagta Liverpool ayaa dhammeystirtay saxiixa Luis Diaz oo ka yimid FC Porto, iyadoo Reds ay…
Read More » -
England
Kooxda Liverpool oo la soo warinayo inay dhammaystirtay hehsiiska ay kula soo wareegeyso Luis Diaz & Sawir horudhac ah oo la helay
(Liverpool) 30 Jan 2022. Kooxda Liverpool ayaa lagu soo warramayaa inay dhammaystirtay saxiixa Luis Diaz oo ay kala soo wareegeen FC…
Read More » -
England
Haddii uu qabto xilka tababarenimo ee Kooxda Everton, waa kee xiddiga uu Macallin Frank Lampard u diidi doono inuu aado Arsenal?
(Liverpool) 30 Jan 2022. Frank Lampard ayaa qarka u saaran inuu noqdo Macallinka cusub ee Kooxda Everton, waxaana la soo…
Read More » -
Champ' League
Ka hor kulanka Champions League ee Kooxaha PSG iyo Real Madrid, Sergio Ramos oo markale uu dhaawac soo gaaray
(Paris) 30 Jan 2022. Sergio Ramos ayaa la soo warinayaa inuu markale dhaawac soo gaaray xilli uu soo dhow yahay…
Read More » -
Afrika
Wareegga siddeed dhammaadka Koobka qarammada qaaradda Afrika oo caawa la soo gabagabaynayo… (Yaa gaari doona afar dhammaadka?)
(Yaoundé) 30 Jan 2022. Labo kulan oo ka tirsan wareegga siddeed dhammaadka koobka qarammada qaaradda Afrika ayaa caawa lagu wadaa…
Read More »