Day: January 27, 2022
-
England
Chelsea oo horumar badan ka sameysay wada-xaajoodka heshiis kordhinta ee xiddig bartilmaameed u ah Real Madrid iyo PSG
(London) 27 Jan 2022. Kooxda kubadda cagta Chelsea ayaa wali dadaallo badan ugu jirta inay qandaraaska u kordhiso xiddiga bartilmaameedka u…
Read More » -
England
Liverpool oo diyaarineysa dalab ay Juventus kaga dooneyso inay kaga soo qaadato Paulo Dybala
(Liverpool) 27 Jan 2022. Kooxda kubadda Liverpool ayaa lasoo warinayaa inay si dhow ula socoto xaaladda mustaqbalka weeraryahanka Juventus ee Paulo…
Read More » -
France
Ronaldo oo uu saddexda sare ka reebay, Messi oo uu kaalinta u dambeysay geliyay & Erling Haaland oo doortay saddexda laacib ee ugu wanaagsan xilligan aragtidiisa
(Dortmund) 27 Jan 2022. Laacibka kooxda Borussia Dortmund ee Erling Haaland ayaa la weydiiyay xiddigga ugu fiican xilligan isagoo wareysi siinayay…
Read More » -
France
Neymar oo dib u bilaabay soo kabashadiisa wajiga gudaha garoonka… (Miyuu taam u noqon karaa kulanka Real Madrid?)
(Paris) 27 Jan 2022. Kooxda kubadda cagta Paris Saint-Germain ee dalka Faransiiska ayaa xaqiijisay in laacibkeeda Neymar Jr oo bilaabay ku…
Read More » -
Spain
“Haddii uu kooxda sii joogo, ma ciyaari doono” – Xavi Hernandez oo go’aan cad ka istaagay xaaladda Ousmane Dembele
(Barcelona) 27 Jan 2022. Kulan gaar ah oo u dhexeeyay wakiilka Ousmane Dembele ee Moussa Sissoko iyo tababaraha naadiga Barcelona ee Xavi…
Read More »