Day: January 26, 2022
-
France
Wakiilka Dembélé oo xiriir la sameeyay mid ka mid ah kooxaha waaweyn ee Yurub
(Barcelona) 26 Jan 2022. Wargeysyada dalka Spain ayaa waxay si layaab leh ugua warbixiyeen arimo ku saabsan Ousmane Dembélé, kaasoo…
Read More » -
England
Saddex ka mid ah Kooxaha waa weyn ee horyaalka Premier League oo ku loollamaya saxiixa Youri Tielemans
(London) 26 Jan 2022. Saddexda kooxood ee waa weyn ee ka wada dhisan dalka England, kuwaasoo kala ah Liverpool, Arsenal &…
Read More » -
France
Neymar Jr oo sharraxay sababtii uu ugu laaban rabay naadigiisii hore ee Barcelona xagaagii 2019
(Paris) 26 Jan 2022. Weeraryahanka Paris Saint-Germain ee Neymar Jr ayaa qiray inuu doonayay ku laabashada naadiga Barcelona sanadkii 2019 markaas…
Read More » -
Ameerika
Man City oo Dhammeystirtay saxiixa xiddig bartilmaameed u ahaa Man United iyo Liverpool… (Ogow qiimaha ay kula wareegeyso iyo xilliga uu Etihad imaanayo)
(Manchester) 26 Jan 2022. Kooxda kubadda cagta Manchester City ayaa iska indho saabtay inay safkeeda xoojiso suuqa bishan January, hase ahaatee,…
Read More » -
Afrika
Sadio Mane oo isbitaalka loo qaaday kaddib jug xun oo kasoo gaartay ciyaartii uu xalay xulkiisa Senegal garaacay Cape Verde
(Cameroon) 26 Jan 2022. Laacibka kooxda Liverpool ee Sadio Mane ayaa la sheegay in la geeyay isbitaal kaddib markii ay isku…
Read More » -
England
RASMI: Martial oo dhammeystiray heshiiska amaahda ah ee uu ugu biiray naadiga Sevilla & Qodobbada ugu muhiimsan heshiiska oo daaha laga rogay
(Seville) 26 Jan 2022. Kooxda kubadda cagta Sevilla ayaa dhammeystirtay saxiixa Anthony Martial oo ay heshiis amaah ah kaga soo qaadatay…
Read More »