Xavi oo ku dhawaaqay liiska xiddigaha Kooxda Barcelona uga qeyb galaya kulanka caawa ee Deportivo Alaves

(Barcelona) 23 Jan 2022. Waxaa la shaaciyey liiska xiddigaha kooxda kubadda cagta Barcelona uga qeyb galaya kulanka caawa ee Deportivo Alaves kula ciyaari doonaan horyaalka La Liga ee dalka Spain.

Naadiga Barcelona ayaa caawa booqan doonta Deportivo Alaves, waxaana ay shaacisay liiska 21 ciyaaryahan uga qeyb-galaya kulankan.

Ferran Torres, De Jong, iyo Pedri ayaa ku jira liiska Barcelona ee kulanka Deportivo Alaves, waxaana gabi ahaanba ka maqan Ansu Fati iyo Ousmane Dembélé

Haddaba halkaan hoose ka eeg liiska xiddigaha Kooxda Barcelona uga qeyb-gaya kulanka caawa ay booqan doonaan doonaan naadiga Deportivo Alaves:-

Image

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close