Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Crystal Palace iyo Liverpool ee horyaalka Premier League oo la shaaciyey

(London) 23 Jannaayo 2022. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Crystal Palace iyo Liverpool ee horyaalka Premier League ayaa la shaaciyey

Kooxda kubadda cagta Crystal Palace ayaa kulan aad u xiiso badan oo ka tirsan horyaalka Premier League kusoo dhoweyneysa naadiga Liverpool oo ceyrsaneysa hoggaamiyeyaasha horyaalka ee Manchester City.

Kooxda ka dhisan caasimadda England ee London ayaa ku jirta kaalinta 13-aad ee jadwalka kala sarreynta horyaalka Ingiriiska iyadoo leh 24 dhibcood isla markaana ciyaartay 21 kulan, halka Reds oo ciyaartay kulammadaas oo kale ay ku jirto kaalinta labaad ee horyaalka iyadoo leh 45 dhibcood,

SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:-

Crystal Palace XI:

Liverpool XI:

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close