Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Chelsea iyo Tottenham Hotspur ee horyaalka Premier League oo la shaaciyey

(London) 23 Jan 2022. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Chelsea iyo Tottenham Hotspur ee horyaalka Premier League ayaa la shaaciyey.

Kooxaha Chelsea iyo Tottenham Hotspur ayaa markii afaraad iska hor imaanaya xilli ciyaareedkan iyagoo caawa ku balansan horyaalka Premier League is-araggoodii labaad ee fasalkan.

Blues oo kulankii hore soo adkaatay ayaa ku jirta booska saddexaad ee jadwalka kala sarreynta horyaalka Ingiriiska iyadoo leh 44 dhibcood, halka Spurs ay ku jirto kaalinta lixaad iyadoo leh 36 dhibcood, hase ahaatee, farqi afar kulan ayay is dheeryihiin labada naadi maadaama kooxda Macallin Thomas Tuchel ay dheeshay 23 kulan halka martida ay ciyaartay 19 kulan oo qura.

SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:-

Chelsea XI:

Image

Tottenham XI:

Lloris, Royal, Tanganga, Dier, Sanchez, Reguilon, Skipp, Hojbjerg, Lucas, Son, Kane.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close