Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Deportivo Alaves iyo Barcelona ee horyaalka La Liga oo la shaaciyey

(Vitoria-Gasteiz) 23 Jan 2022. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Deportivo Alaves iyo Barcelona ee horyaalka La Liga ayaa la shaaciyey

Kooxda halista ugu jirta inay u laabato horyaalka heerka labaad ee dalka Spain ee Deportivo Alaves ayaa caawa kulan ka tirsan La Liga soo dhoweyneysa kooxda Barcelona oo kusoo laabaneysa ole’olaheeda horyaalka kaddib dharbaaxooyinkii kasoo gaaray Spanish Super Cup iyo Copa del Rey.

Naadiga Alaves ayaa ku jirta kaalinta 19-aad ee kala sarrenta horyaalka Spain iyadoo leh keliya 17 dhibcood halka Barca ay ku jirto kaalinta toddobaad ee kala sarreynta iyadoo 32 dhibcood, guul ay gaarto ayaysa ku geli kartaa kaalinta shanaad..

SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:-

Deportivo Alaves XI:

Image

Barcelona XI:         

Image

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close