Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Southampton iyo Man City ee horyaalka Premier League oo la shaaciyey

(Southampton) 22 Jan 2022. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Southampton iyo Manchester City ee horyaalka Premier League ayaa la shaaciyey.

Naadiga Manchester City ayaa ciyaar ka tirsan horyaalka Premier League la ciyaareysa naadiga Southampton oo ay maanta marti u tahay, waxayna hoggaamiyeyaasha horyaalka doonayaan inay sii dheereystaan dhibcaha hoggaanka si ugu sii dhowaadaan inay difaacdaan EPL-ka.

Saints oo ku jirta kaalinta 12-aad ee kala sarreynta horyaalka iyadoo heysata 24 dhibcood ayaa la ciyaareysa Man City oo hoggaanka ku heysa 56 dhibcood.

SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:-

Southampton XI:

Southampton starting 11: Forster, Walker-Peters, Bednarek, Salisu, Perraud, Romeu, Ward-Prowse (captain), Redmond, Stuart Armstrong, Adams, Broja. Substitutes: Caballero, Valery, Stephens, Lyanco, Diallo, Elyounoussi, Walcott, Long, Adam Armstrong.

Man City XI:

Image

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close