Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Man United iyo West Ham ee horyaalka Premier League oo la shaaciyey… (Miyuu ku soo billowday CR7?)

(Manchester) 22  Jan 2022. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha  Manchester United iyo West Ham United ee horyaalka Premier League ayaa la shaaciyey.

Manchester United waxaa safka hore ugu soo billowday Ronaldo iyo Maguire, halka dhanka kooxda reer London uu hoggaaminayo Antonio.

West Ham ayaa haatan ku jirta kaalinta 4-aad ee kala sarreynta horyaalka Ingiriiska iyadoo leh 37 dhibcood halka Red Devils ay ku jirto kaalinta toddobaad iyadoo leh 35 dhibcood.

SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:-

Man United XI:

West Ham XI:

Image

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close