Day: January 22, 2022
-
Horyaallada
Ancelotti oo si RASMI ah ugu dhawaaqay liiska xiddigaha Real Madrid uga qeyb galaya kulanka Elche… (Yaa ka maqan yaase ku soo baxay?)
(Madrid) 22 Jan 2022. Waxaa la shaaciyey liiska xiddigaha kooxda kubadda cagta Real Madrid uga qeyb galaya kulanka bari ee kooxda…
Read More » -
England
Southampton oo taako u dhigtay kooxda Manchester City oo marti ugu ahayd garoonka Saint Mary’s… +SAWIRRO
(Southampton) 22 Jan 2022. Southampton oo taako u dhigtay kooxda Manchester City oo marti ugu ahayd garoonka Saint Mary’s, kaddib markii…
Read More » -
England
Man United oo garoonkeeda Old Trafford guul dirqi ah kaga gaartay kooxda West Ham… +SAWIRRO
(Manchester) 22 Jan 2022. Manchester United ayaa garoonkeeda Old Trafford guul dirqi ah kaga gaartay kooxda West Ham, kaddib markii ay…
Read More » -
England
Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Southampton iyo Man City ee horyaalka Premier League oo la shaaciyey
(Southampton) 22 Jan 2022. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Southampton iyo Manchester City ee horyaalka Premier League ayaa la shaaciyey. Naadiga…
Read More » -
England
Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Man United iyo West Ham ee horyaalka Premier League oo la shaaciyey… (Miyuu ku soo billowday CR7?)
(Manchester) 22 Jan 2022. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Manchester United iyo West Ham United ee horyaalka Premier League ayaa…
Read More » -
Champ' League
Waa immisa lacagta laga jaran doono mushaharka Cristiano Ronaldo haddii ay Man United usoo bixi weyso tartanka Champions League xilli ciyaareedka dambe?
(Manchester) 22 Jan 2022. Sida lagu helayo wararka ka imaanaya dalka Ingiriiska, naadiga kubadda cagta Manchester United ayaa qayb ka…
Read More » -
England
Horudhac: Southampton vs Manchester City… (Waa sidee rikoorka la yaabka leh ee ay Saints ka heysato kulammada ay wajahdo kooxaha difaacanaya Premier League?)
(Southampton) 22 Jan 2022. Naadiga Manchester City ayaa ciyaar ka tirsan horyaalka Premier League la ciyaareysa naadiga Southampton oo ay…
Read More » -
England
Horudhac: Manchester United vs West Ham United… (Aqriso rikoorrada iyo xaqiiqooyinka aad uga baahan tahay ciyaartan)
(Manchester) 22 Jan 2022. Kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa kulan ciyaareed ka tirsan horyaalka Premier League maanta kula balansan naadiga…
Read More »