Day: January 21, 2022
-
England
“Ma jiro ciyaaryahan ka weyn Manchester United” – Tababare Rangnick oo fariin u diray Ronaldo
(Manchester) 21 Jan 2022. Tababaraha kooxda Manchester United Ralf Rangnick ayaa fariin u diray xiddiga reer Portugal ee Cristiano Ronaldo,…
Read More » -
England
Van Dijk oo balan qaad u sameeyay taageerayaasha kaddib markii Liverpool ay gaartay finalka Carabao Cup
(London) 21 Jan 2022. Daafaca kooxda Liverpool ee Virgil van Dijk ayaa balan qaad u sameeyay jamaahiirta Reds, kadib markii Reds…
Read More » -
Spain
Muxuu Jordi Alba ka yiri guuldarradii xalay kooxdiisa Barcelona kasoo gaartay Athletic Bilbao?
(Bilbao) 21 Jan 2022. Daafaca dambeedka midig ee kooxda Barcelona Jordi Alba ayaa muujiyay sida uu uga xun yahay kaddib markii…
Read More » -
England
Klopp oo ka hadlay guushii ay Liverpool ka gaartay Arsenal… (Muxuuse ka yiri Diogo Jota?)
(London) 21 Jan 2022. Tababaraha Liverpool ee Jurgen Klopp ayaa ku ammaanay xiddiga heerka caalami ee dalka Portugal Diogo Jota, wax…
Read More » -
Spain
Xavi oo qirasho geesinimo leh sameeyay kaddib markii Barcelona laga cirib tiray tartanka Copa del Rey
(Bilbao) 21 Jan 2022. Tababaraha kooxda Barcelona ee Xavi ayaa qirtay in Athletic Bilbao ay u qalantay inay u soo baxdo…
Read More » -
England
Arteta oo sharaxay sababtii ay Arsenal guuldarrada kala kulantay Liverpool kulankii xalay ee tartanka Carabao Cup
(London) 21 Jan 2022. Tababaraha kooxda Arsenal Mikel Arteta ayaa muujiyay sida uu uga xun yahay kaddib markii Gunners ay…
Read More »