Shaxda rasmiga ah kulanka adag Kooxaha Arsenal iyo Liverpool ee Carabao Cup oo la shaaciyey

(London) 20 Jan 2022. Shaxda rasmiga ah kulanka adag Kooxaha Arsenal iyo Liverpool ee Carabao Cup ayaa la shaaciyey

Waxaa la ciyaari doonaa kulanka lugta labaad ee is-aragga Arsenal iyo Liverpool ee wareegga afar-dhammaadka tartanka Carabao Cup, iyadoo Gunners ay doorkan soo dhoweyneyso Reds.

SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:-

Arsenal XI:

Image

Liverpool XI:

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close