Day: January 20, 2022
-
Spain
Athletic Bilbao oo u gudubtay wareega siddeeda ee Copa del Rey kaddib markii ay ka adkaatay kooxda Barcelona… +SAWIRRO
(Bilbao) 20 Jan 2022. Athletic Bilbao oo u gudubtay wareega siddeeda ee Copa del Rey kaddib markii ay kaga adkaatay 3-2…
Read More » -
England
Liverpool oo balan kaga sameystay Chelsea finalka koobka Carabao Cup kaddib markii ay guul ka gaartay Arsenal… +SAWIRRO
(London) 20 Jan 2022. Liverpool ayaa balan kaga sameystay Chelsea finalka koobka Carabao Cup kaddib markii ay guul kaga gaartay kooxda…
Read More » -
Spain
Real Madrid oo iska xaadirisay wareega siddeeda ee Copa del Rey kaddib markii ay guul soo labasho ah ka gaartay kooxda Elche… +SAWIRRO
(Elche) 20 Jan 2022. Real Madrid ayaa iska xaadirisay wareega siddeeda ee Copa del Rey kaddib markii ay guul soo labasho…
Read More » -
England
Shaxda rasmiga ah kulanka adag Kooxaha Arsenal iyo Liverpool ee Carabao Cup oo la shaaciyey
(London) 20 Jan 2022. Shaxda rasmiga ah kulanka adag Kooxaha Arsenal iyo Liverpool ee Carabao Cup ayaa la shaaciyey Waxaa…
Read More » -
Ameerika
Maxaa burburiyay heshiiskii weynaa ee hadda ka hor lagu mideyn lahaa Ronaldinho iyo Zidane?… (Dalkee ayayna ka wada ciyaari lahaayeen?)
(Yurub) 20 Jan 2022. Dadka daawada cayaaraha kubadda cagta waxay isku raacsan yihiin in xiddigii hore ee reer Brazil Ronaldinho…
Read More » -
England
Kooxda Chelsea oo markaan doonaysa xiddig yaraha Barcelona ee Gavi & Qiimaha ay Blues ku heli karto laacibkan oo aad u hooseeya
(London) 20 Jan 2022. Kooxda kubadda cagta Chelsea ayaa xiiseynaysa saxiixa xiddig yaraha naadiga Barcelona ee Gavi. Sida uu warinayo…
Read More » -
England
Kooxda Manchester United oo TAARIIKH sameysay kulankii ay xalay guusha ka gaareen Brentford
(London) 20 Jan 2022. Kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa wadada guulaha dib ugu soo laabtay xalay, kaddib markii ay…
Read More » -
England
Wada-hadallada Arsenal iyo Juventus ee ku aaddan Arthur Melo oo meel xasaasi ah maraya & arrinta hor taagan inuu guuleysto damaca Gunners
(London) 20 Jan 2022. Kooxaha kubadda cagta Arsenal iyo Juventus ayaa wali ka doodaya heshiiska ay kooxda Ingiriiska ah ku dooneyso…
Read More » -
England
Paul Pogba oo Manchester United ku war geliyay kooxda uu dhaqaaqi doono & Red Devils oo la laabatay dalabaadyadeedii heshiis kordhinta
(Manchester) 20 Jan 2022. Xiddiga khadka dhexe uga ciyaara naadiga Manchester United ee Paul Pogba ayaa kooxdiisa u sheegay inuusan saxiixi…
Read More » -
France
Dani Alves oo ugu baaqay Barcelona inay dib ula soo saxiixato Lionel Messi
(Barcelona) 20 Jan 2022. Difaaca naadiga Barcelona ee Dani Alves ayaa kooxdiisa ka dalbaday inay dib ula soo saxiixato kabtankeedii hore…
Read More »