Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Brentford iyo Man United ee horyaalka Premier League oo la shaaciyey

(London) 19 Jan 2022. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Brentford iyo Manchester United ee horyaalka Premier League ayaa la shaaciyey.

Kooxda xilli ciyaareedkan kusoo laabtay heerka koowaad ee kubadda cagta Ingiriiska ayaa caawa kulan ciyaareed ka tirsan horyaalka Premier League kula balansan naadiga Manchester United oo qaab ciyaareed aanan wanaagsaneyn ku jirta haatan.

Brentford ayaa haatan ku jirta kaalinta 14-aad ee kala sarreynta horyaalka Ingiriiska iyadoo leh 23 dhibcood halka Red Devils ay ku jirto kaalinta toddobaad iyadoo leh 32 dhibcood, hase ahaatee, waxaa xusid mudan kooxda magaalada London ka dhisan inay heysato hal ciyaar oo baaqi ah halka Man United ay heysato labo ciyaar oo baaqi ah.

SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:-

Brentford XI:

Image

Man United XI:

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close