Day: January 19, 2022
-
England
Man United oo wadada guulaha dib ugu soo laabatay, kaddib markii ay ka adkaatay kooxda Brentford… +SAWIRRO
(London) 19 Jan 2022. Kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa wadada guulaha dib ugu soo laabtay, kaddib markii ay kaga adkaatay…
Read More » -
Horyaallada
Carlo Ancelotti oo ka hadlay wararka sheegaya in Hazard uu ka tagayo Real Madrid
(Madrid) 19 Jan 2022. Tababaraha kooxda Real Madrid ee Carlo Ancelotti ayaa ka hadlay wararka saxaafada ee ku saabsan suurtogalnimada uu…
Read More » -
England
Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Brentford iyo Man United ee horyaalka Premier League oo la shaaciyey
(London) 19 Jan 2022. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Brentford iyo Manchester United ee horyaalka Premier League ayaa la shaaciyey. Kooxda…
Read More » -
Horyaallada
Xavi Hernández oo si cad kaga hadlay mustaqbalka Ousmane Dembélé ee Barcelona
(Barcelon) 19 Jan 2022. Tababaraha Barcelona ee Xavi Hernández ayaa xaqiijiyay in mustaqbalka Ousmane Dembélé ee kooxda uu noqday mid cakiran,…
Read More » -
England
Xiddig hore kooxda Juventus ah oo fariin uu u diray Pogba ka farxisay taageerayaasha
(Turin) 19 Jan 2022. Xiddigii hore khadka dhexe xulka qaranka Talyaaniga ee Claudio Marchisio ayaa fariin u diray saaxiibkiis hore…
Read More » -
Afrika
Arteta oo shaaca ka qaaday go’aanka kooxda Arsenal kaddib soo laabashada Aubameyang
(London) 19 Jan 2022. Tababaraha Arsenal Mikel Arteta ayaa qirtay in ayna kooxda ka helin sharaxaad saraakiisha Gabon, ee ku saabsan…
Read More » -
Spain
Wakiilka Ousmane Dembele oo furka ku tuuray Barcelona isagoo soo if-bixiyay arrin sharci darro ah ay kooxdan ku kala kacday laacibkeeda
(Barcelona) 19 Jan 2022. Wada-hadalladii heshiis kordhinta ee u dhexeeyay kooxda kubadda cagta Barcelona iyo xiddigeeda garabka ka ciyaara ee Ousmane…
Read More » -
Germany
Erling Haaland oo sii kala doortay Barcelona iyo Real Madrid midka uu u dhaqaaqayo suuqa xagaagan
(Dortmund) 19 Jan 2022. Weeraryahanka kooxda kubadda cagta Borussia Dortmund ayaa aqbalay inuu ku biiro suuqa xagaagan mid ka mid ah…
Read More » -
England
RASMI: Arsenal oo burburisay qandaraaskii Sead Kolasinac isagoo si xor ah ugu biiray naadiga Marseille
(London) 19 Jan 2022. Kooxda kubadda cagta Arsenal ayaa ku dhawaaqday inay difaaceeda Sead Kolasinac u ogolaatay inuu si xor ah ugu…
Read More » -
England
Horudhac: Brentford vs Manchester United… (Red Devils oo jebin karta rikoor ay Premier League u dhigtay Liverpool horraan & Soo laabashada Cristiano Ronaldo)
(London) 19 Jan 2022. Kooxda xilli ciyaareedkan kusoo laabtay heerka koowaad ee kubadda cagta Ingiriiska ayaa caawa kulan ciyaareed ka tirsan…
Read More »