Bruno Fernandes oo hakad geliyey wadahadalladii heshiis kordhinta Kooxda Manchester United

(Manchester) 17 Jan 2022. Bruno Fernandes ayaa la soo warinayaa inuu hadal geliyey wahadalladii heshiis kordhinta kooxdiisa Manchester United.

Wargeyska The Athletic ayaa warinaya in Bruno Fernandes uu hakad geliyey wahadalladii heshiis kordhinta ee uu kula jiray Kooxda Manchester United.

Kubbad abuuraha reer Portugal ayaa haatan naadiga Red Devils kula jira ilaa sanadka 2025-ka, laakiin waxa ay kooxda reer England isku dayday inay heshiis cusub ka saxiixato iyadoo wahadallo la billowdo.

Yeelkeede, wahadallada heshiis kordhinta Bruno ayaa haatan hakad uu ku yimid, sida lagu daabacay Wargeyska The Athletic.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close