Day: January 17, 2022
-
England
Bruno Fernandes oo hakad geliyey wadahadalladii heshiis kordhinta Kooxda Manchester United
(Manchester) 17 Jan 2022. Bruno Fernandes ayaa la soo warinayaa inuu hadal geliyey wahadalladii heshiis kordhinta kooxdiisa Manchester United. Wargeyska…
Read More » -
Horyaallada
Kooxda Barcelona oo kaliya 48 saacadood u qabtay Ousmane Dembele… (Sidee wax u jiraan?)
(Barcelona) 17 Jan 2022. Kooxda kubadda cagta Barcelona ayaa la soo warinayaa inay Ousmane Dembele u qabtay kaliya 48 saacadood oo…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Laacib horay u soo maray Kooxda Real Madrid oo markii uu ciyaaraha ka fariistay Kalluumeysato iska noqday!
(Madrid) 17 Jan 2022. Laacibkii hore ee Kooxda kubadda cagta Real Madrid ee Fábio Coentrão ayaa markii uu ciyaaraha ka…
Read More » -
England
Manchester United oo lagula dheggan yahay inay tababaraheeda xiga ka dhigato Mauricio Pochettino
(Manchester) 17 Jan 2022. Kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa wali ku taammeysa inay xagaaga soo aaddan xilka macalinnimo u magacawday…
Read More » -
England
Tababare Jurgen Klopp oo ka hadlay mustaqbalkiisa naadiga Liverpool
(Liverpool) 17 Jan 2022. Tababaraha kooxda kubadda cagta Liverpool ee Jurgen Klopp ayaa shaki geliyay mustaqbalkiisa leylinta naadiga Reds isagoo saxaafadda…
Read More » -
Germany
Ma kula tahay in qarashka saxda ah ee ku baxayo saxiixa Erling Haaland uu gaarayo 350 milyan oo euro?… (Ka bogo jidadka ay qarashaadka intaas la ug ku baxayaan)
(Dortmund) 17 Jan 2022. Xiddiga kooxda kubadda cagta Borussia Dortmund ee Erling Haaland ayaa sida la wada fahansan yahay bartilmaameed u…
Read More » -
England
Abaal-marinnada lagu bixin doono xafladda FIFA The Best 2021, musharraxiinta ugu cadcad, xilliga laga daawan doono Geeska Afrika & Wax walba oo aad ugu baahantahay xafladda caawa
(Zurich) 17 Jan 2022. Waxaa caawa lagu balansan yahay xafladda weyn ee FIFA The Best oo lagu shaacin doono xiddiga, xiddigta,…
Read More »