Kaddib Cameroon xulkii labaad oo iska xaadiriyey wareegga 16-ka Koobka qarammada qaaradda Afrika

(Yaoundé) 15 Jan 2022. Kaddib markii uu xulka marti gelinaya Koobka qarammada qaaradda Afrika sanadkan ee Cameroon uu noqday xulkii ugu horreeyey ee iska xaadiriyey wareegga 16-ka tartankan, ayaa hadda xalay waxaa soo gudbay xulkii labaad.

Morocco ayaa noqday xulkii labaad ee iska xaadiriya wareegga 16-ka Koobka qarammada qaaradda Afrika ee AFCON, kaddib Cameroon.

Xulka Morocco waxa ay xalay 2-0 uga adkaadeen dhiggooda Comoros, halka kulankooda xiga ee Guruubka ay la leeyihiin xulka Gabon.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close