Day: January 15, 2022
-
England
Kooxaha Barcelona iyo Bayern Munich oo ku dagaallamaya saxiixa xiddig ka tirsan Chelsea… (Waa kee?)
(London) 15 Jan 2021. Kooxaha Barcelona iyo Bayern Muich ayaa la soo warinayaa inay labaduba si xoog leh u xiiseynayaan…
Read More » -
Afrika
Kaddib Cameroon xulkii labaad oo iska xaadiriyey wareegga 16-ka Koobka qarammada qaaradda Afrika
(Yaoundé) 15 Jan 2022. Kaddib markii uu xulka marti gelinaya Koobka qarammada qaaradda Afrika sanadkan ee Cameroon uu noqday xulkii…
Read More » -
Horyaallada
RASMI: Luis Nani oo markale ku soo laabtay Horyaalka Talyaaniga… (Kooxda uu ku biiray & Lambarka uu u xiran doono) + SAWIRRO
(Yurub) 15 Jan 2022. Laacibkii hore ee kooxda Manchester United, Luis Nani ayaa markale yimid Horyaalka Serie A-da Talyaaniga, waxaana…
Read More » -
France
Kylian Mbappe iyo Paris Saint-Germain oo ku jira wada-hadallo uu weeraryahankan kusii joogayo Parc des Princess
(Paris) 15 Jan 2022. Mustaqbalka Kylian Mbappe ee kooxda Paris Saint-Germain ayaa muddooyinkii dambe shaki weyn ku jiray iyadoo lala xiriirinayay…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Alphonso Davies oo tababarka joojiyay kaddib xaalad wadnaha la xiriirta iyo kooxda Bayern Munich oo war kasoo saartay xaaladda difaaceeda
(Munich) 15 Jan 2022. Ole’ olaha kooxda kubadda cagta Bayern Munich ayaa dhabar jab xoog leh la kulmay kaddib markii la…
Read More » -
England
Horudhac: Aston Villa vs Manchester United…(Philippe Coutinho oo markii ugu horreysay ciyaari doona Premier League muddo afar sano ah)
(Birmingham) 15 Jan 2022. Naadiga Aston Villa ayaa caawa soo dhoweyneysa kooxda kubadda cagta Manchester United taasoo shan maalmood kahor kasoo cirib…
Read More » -
England
Horudhac: Manchester City vs Chelsea… (Ka bogo xaqiiqooyinka xiisaha leh ee kulankooda 50-aad ee Premier League)
(Manchester) 15 Jan 2022. Kooxda kubadda cagta Manchester City ayaa kulanka ugu kulul horyaalka Premier League asbuucan maanta la ciyaareysa naadiga…
Read More »