Day: January 13, 2022
-
England
Liverpool oo garoonkeeda Anfield barbaro kula gashay 10 xiddig oo Arsenal ah kulanka lugta hore Semi-finalka Carabao Cup… +SAWIRRO
(Liverpool) 13 Jan 2022. Liverpool ayaa garoonkeeda Anfield barbaro kula gashay 10 xiddig oo Arsenal ah kulanka lugta hore Semi-finalka Carabao…
Read More » -
Spain
Athletic Bilbao oo balan kaga sameystay Real Madrid finalka koobka Spanish Super Cup kaddib markii ay ka garaacday Atletico Madrid … +SAWIRRO
(Riyad) 13 Jan 2022. Athletic Bilbao ayaa balan kaga sameystay Real Madrid kulanka finalka koobka Spanish Super Cup kaddib markii uu…
Read More » -
England
Shaxda rasmiga ah kulanka adag Kooxaha Liverpool iyo Arsenal ee tartanka Carabao Cup-ka oo la shaaciyey
(Liverpool) 13 Jan 2022. Shaxda rasmiga ah kulanka adag Kooxaha Liverpool iyo Arsenal ee tartanka Carabao Cup-ka ayaa la shaaciyey.…
Read More » -
Horyaallada
Tababare Xavi oo fariin kulul u diray laba ciyaaryahan ka tirsan kooxda Barcelona
(Barcelona) 13 Jan 2021. Tababaraha kooxda Barcelona ee Xavi Hernández, ayaa fariin kulul u diray laba ciyaaryahan ka tirsan kooxdiisa, intii…
Read More » -
England
Macallin Jurgen Klopp oo ku dhawaaqay liiska Xiddigaha Liverpool ee caawa wajahaya Arsenal… (Yaa maqan?)
(Liverpool) 13 Jan 2021. Macallin Jurgen Klopp ayaa shaaciyey liiska xiddigaha Liverpool ee kulanka caawa la ciyaari doona naadiga Arsenal.…
Read More » -
England
Macallin Mikel Arteta oo ku dhawaaqay liiska Xiddigaha Arsenal ee kulanka caawa wajahaya Liverpool
(London) 13 Jan 2021. Macallin Mikel Arteta ayaa shaaciyey liiska xiddigaha Arsenal ee kulanka caawa la ciyaari doona naadiga Liverpool.…
Read More » -
Afrika
AFCON: Xulka qaranka Mauritania oo saddex jeer laga qalday Heestooda Calanka & Xiddigaha Xulka oo dalbaday in…
(Yaoundé) 13 Jan 2021. Xulka qaranka Mauritania ee ka qeyb-galaya koobka qarammada qaaradda Afrika ayaa saddex jeer laga qalday heestooda…
Read More » -
England
Mid ka mid ah wargeysyada ugu caansan dunida oo baahiyay inay Man United si qarsoodi ah xiriir ula sameyso macallinka ay dooneyso inay magacowdo xagaaga
(Manchester) 13 Jan 2022. Kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa dooneysa inay macallin joogto ah shaqadeeda u dhiibato marka uu dhammaado…
Read More » -
Italy
Mid ka mid ah kooxaha ugu waaweyn qaaradda Yurub oo wada xaajood kula jirta Barcelona si ay uga qaadato Memphis Depay
(Barcelona) 13 Jan 2022. Mustaqbalka Memphis Depay ee naadiga Barcelona ayaa durba shaki weyn la gelinayaa xilli uusan xitaa weli dhammeysan…
Read More » -
England
Kooxdee ayaa haatan hoggaanka u heysa raacdada loogu jiro saxiixa xiddiga Manchester United ee Paul Pogba?
(Manchester) 13 Jan 2022. Kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa u muuqata mid quus ka joogta inay heshiis cusub ka saxiixato…
Read More »