Day: January 12, 2022
-
England
Chelsea oo jaratay tikitkeeda kulanka final-ka tartanka Carabao Cup kaddib markii ay ka cirib tirtay Tottenham… +SAWIRRO
(London) 12 Jan 2022. Chelsea ayaa jaratay tikitka final-ka Carabao Cup kaddib markii ay kaga soo adkaatay kooxda Tottenham Hotspur oo…
Read More » -
Spain
Real Madrid oo iska xaadirisay finalka koobka Spanish Super Cup kaddib markii ay garaacday Barcelona… +SAWIRRO
(Riyad) 12 Jan 2022. Real Madrid ayaa iska xaadirisay finalka koobka Spanish Super Cup kaddib markii ay ku garaacday kooxda Barcelona…
Read More » -
England
Shaxda rasmiga ah kulanka adag Kooxaha Tottenham vs Chelsea ee tartanka Carabao Cup-ka oo la shaaciyey
(London) 12 Jan 2022. Shaxda rasmiga ah kulanka adag Kooxaha Tottenham Hotspur vs Chelsea ee tartanka Carabao Cup-ka ayaa la shaaciyey.…
Read More » -
England
Scholes oo tilmaamay macalinka ugu haboon ee hoggaamin kara Man United kaddib Ralf Rangnick
(Manchester) 12 Jan 2022. Halyeygii hore Manchester United ee Paul Scholes ayaa tilmaamay tababaraha ugu habboon ee qaban kara shaqada…
Read More » -
Horyaallada
Shaxda rasmiga ah kulanka adag El Classico Kooxaha Barcelona iyo Real Madrid.ee Super Cup-ka Spain oo la shaaciyey
(Riyad) 12 Jan 2022.Shaxda rasmiga ah kulanka adag El Classico Kooxaha Barcelona iyo Real Madrid.ee Super Cup-ka Spain ayaa la…
Read More » -
England
Tottenham oo doonaysa inay Luka Modric dib ugu soo celiso horyaalka Premier League, xilli uu yabooh ka helayo Manchester City
(London) 12 Jan 2021. Kooxda kubadda cagta Tottenham ayaa la soo warinayaa inay doonayso inay Luka Modric dib ugu soo…
Read More » -
England
Daafaca Manchester United ee Eric Bailly oo xiiso ka helaya mid ka mid ah Kooxaha waa weyn ee Talyaaniga
(Manchester) 12 Jan 2021. Daafaca kooxda kubadda cagta Manchester United ee Eric Bailly ayaa la soo warinayaa inuu xiiso ka…
Read More » -
England
Iska illow Chelsea iyo Man United, koox ka ciyaarta Premier League oo diyaar u ah inay bixiso lacagaha lagu jebinayo heshiiska Jules Kounde isla bishan January
(England) 12 Jan 2022. Xiddiga difaaca uga ciyaara naadiga Sevilla ee Jules Kounde ayaa bartilmaameed xooggan u ahaa qaar ka mid…
Read More » -
England
Manchester City oo yabooh usoo bandhigtay laacibka Real Madrid ee Luka Modric
(Manchester) 12 Jan 2022. Kooxda kubadda cagta Manchester City ayaa lasoo warinayaa inay dalab miiska u saartay xiddiga Real Madrid khadka…
Read More » -
England
Thiago Silva & N’Golo Kante oo kusoo laabtay tababarka naadiga Chelsea… (Ma ciyaari doonaan kulanka caawa?)
(London) 12 Jan 2022. Kooxda kubadda cagta Chelsea ayaa heshay akhbaar wanaagsan kahor kulanka caawa ee ay Tottenham ku wajahayaan lugta…
Read More »