Day: January 11, 2022
-
England
Halyeey kooxda Manchester United ah oo talo siiyey Marcus Rashford
(Manchester) 11 Jan 2022. Halyeeyga Manchester United ee Louis Saha ayaa talo siiyay xiddiga kooxda Marcus Rashford, kaasoo aan haatan ku…
Read More » -
England
Rüdiger oo doortay kooxda uu jeclaan lahaa inuu ku biiro, haddii uu ka tago Chelsea… (Real Madrid mise PSG?)
(London) 11 Jan 2022. Website-ka Goal ayaa shaaca ka qaaday in daafaca reer Germany iyo kooxda Chelsea ee Antonio Rüdiger…
Read More » -
Spain
Labo ka mid ah xiddigaha Barcelona oo laga waayey Korona Fayras oo u duulay dalka Sucuudiga si ay ula midoobaan Kooxdooda
(Barcelona) 11 Jan 2022. Labo ka mid ah xiddigaha kooxda Barcelona ayaa laga waayey KOFID 19, waxaana ay qarka u…
Read More » -
England
Miyuu Dean Henderson doonayaa inuu ka tago kooxda Manchester United? – Waxaa ka jawaabaya Macallin Ralf Rangnick
(Manchester) 11 Jan 2022. Tababaraha kooxda Manchester United ee Ralf Rangnick ayaa shaaca ka qaaday in Goolhaye Dean Henderson uu…
Read More » -
England
Kooxda Arsenal oo loo sheegay qiimaha ay ku heli karo Dusan Vlahovic & Mushaharka uu todobaadkii qaadan doono oo ah mid sare
(London) 11 Jan 2022. Kooxda kubadda cagta Arsenal ayaa loo sheegay qiimaha ay ku heli karto xiddiga naadiga Fiorentina ee…
Read More » -
England
Barcelona oo beddelka Philippe Coutinho u aragta xiddigii hore ee Kooxda Chelsea… (Waa Kee?)
(Barcelona) 11 Jan 2022. Sida wararku ay sheegayaan kooxda kubadda cagta Barcelona ayaa heshay beddelka Philippe Coutinho, waxaana ay u…
Read More » -
Spain
Toni Kroos oo sheegay halka uu uga fariisan doono kubadda cagta
(Madrid) 11 Jan 2022. Xiddiga khadka dhexe uga ciyaara naadiga Real Madrid ee Toni Kroos ayaa ka hadlay mustaqbalkiisa iyo qandaraaska…
Read More » -
England
Arsenal oo weerar ku ah Paris Saint-Germain iyadoo kasoo dhacsanaysa xiddigan
(London) 11 Jan 2022. Kooxda kubadda cagta Arsenal oo dooneysa inay suuqa January sameyso saxiixyo cusub ayaa haatan xiiso u muujineysa…
Read More » -
Holland
Barcelona oo xagaagan u dhaqaaqeysa xiddig ay u aragto baddelka Gerard Pique
(Barcelona) 11 Jan 2022. Sida lagu wararka dhanka suuqa kala iibsiga, kooxda kubadda cagta Barcelona ayaa ka fikireysa inay suuqa xagaaga…
Read More » -
England
Chelsea oo dib ugu yeereysa xiddigeeda amaahda kula jooga Lyon ee Emerson Palmieri… (Sidee ayay ku suuro geli kartaa inay heshiiskii halka xilli ciyaareed ahaa burburiso?)
(London) 11 Jan 2022. Kooxda kubadda cagta Chelsea ayaa wada-xaajood kula jirta naadiga Lyon si ay usoo gaabiso heshiiskii amaahda halka…
Read More »