Xavi oo ku dhawaaqay liiska xiddigaha Barcelona uga qeyb galaya kulanka adag Real Madrid ee Spanish Super Cup … (Yaa ka maqan yaase ku soo baxay?)

(Barcelona) 10 Jan 2022. Waxaa la shaaciyey liiska xiddigaha kooxda kubadda cagta Barcelona uga qeyb galaya kulanka habeenka Arbacada ee kooxda Real Madrid kula ciyaari doonaan koobka Spanish Super Cup.

Barcelona ayaa habeenka Arbacada waxay ku wajihi doontaa kooxda Real Madrid garoonka King Fahd International Stadium ee dalka Saudi Arabia, si ay u wada ciyaaraan kulanka adag ee koobka Spanish Super Cup.

Frenkie de Jong iyo Luuk de Jong ayaa ku jira liiska Barcelona ee kulanka koobka Spanish Super Cup, sidoo kale waxaa hoggaaminaya dhanka weerarka xiddigaha Ousmane Dembélé, Ansu Fati iyo Memphis Depay

Haddaba halkaan hoose ka eeg liiska xiddigaha Kooxda Barcelona uga qeyb-gaya kulanka adag Real Madrid ee Spanish Super Cup:-

Image

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close