Ancelotti oo si RASMI ah ugu dhawaaqay liiska xiddigaha Real Madrid uga qeyb galaya kulanka adag El Clásico ee Spanish Super Cup

(Madrid) 10 Jan 2022. Waxaa la shaaciyey liiska xiddigaha kooxda kubadda cagta Real Madrid uga qeyb galaya kulanka Arbacada ee kooxda Barcelona kula ciyaari doonaan koobka Spanish Super Cup.

Naadiga Los Blancos ayaa shaacisay liiska xiddigaha uga qeyb-galaya kulanka habeenka Arbacada ay ku wada ciyaari doonaan kooxda Barcelona garoonka King Fahd International Stadium ee dalka Saudi Arabia.

Liiska Real Madrid ayaa waxaa dhanka weerarka ka hoggaaminaya xiddigaha kala ah Karim Benzema, Marco Asensio, Eden Hazard, iyo Vinicius Junior.

Haddaba halkaan hoose ka eeg liiska xiddigaha Kooxda Real Madrid uga qeyb-gaya kulanka adag El Clásico ee Spanish Super Cup:-

Image

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close