Day: January 9, 2022
-
England
Maxaa ka cusub mustaqbalka Raheem Sterling ee kooxda Manchester City??
(Manchester) 09 Jan 2022. Wargeyska “Daily Mail” ee dalka England ayaa sheegay in maamulka kooxda Manchester City ay kalsooni ku qabaan…
Read More » -
England
Bruno Fernandes oo ka hadlay wararka xanta ah ee la xiriira inuu ku biirayo Barcelona
(Manchester) 09 Jan 2022. Xiddiga reer Portugal iyo kooxda Manchester United ee Bruno Fernandes ayaa ka hadlay wararka xanta ah…
Read More » -
England
Liverpool oo u gudubtay wareega afaraad ee tartanka FA Cup kaddib markii ay si sahlan kaga adkaatay Shrewsbury Town
(Liverpool) 09 Jan 2022. Liverpool oo u gudubtay wareega afaraad ee tartanka FA Cup kaddib markii ay guul sahlan oo 4-1…
Read More » -
Ameerika
Lionel Messi oo weli la maqan Korona Fayras & Shaqsiga loo haysto inuu qaadsiiyey xanuunkaas oo hadlay kaddib markii ay weerareen taageerayaasha xiddigan reer Argentina
(Paris) 09 Jan 2022. Lionel Messi ayaa weli kooxda PSG kaga maqan KOFID 19, waxaana hadlay shaqsigii loo haystay inuu…
Read More » -
England
Manchester United oo diyaar u ah inay amaah ku bixiso mid ka mid ah xiddigaheeda… (Halkee ayuuse marayaa heshiiskii ay Sevilla ku doonaysay Martial?)
(Manchester) 09 Jan 2022. Kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa la soo warinayaa inay diyaar u tahay inay heshiis amaah…
Read More » -
England
Kooxaha Man City iyo Liverpool oo ku dagaallmaya saxiixa xiddig muhiim u ah naadiga Barcelona
(England) 09 Jan 2022. Kooxda kubadda cagta Manchester City ayaa lasoo warinayaa inay diyaar u tahay inay dhiggeeda Liverpool kula dagaallanto…
Read More » -
Ameerika
RASMI: Lorenzo Insigne oo si rasmi ah ugu biiraya naadiga Toronto FC
(Naples) 09 Jan 2022. Kooxda kubadda cagta Toronto FC ayaa si rasmi ah heshiis ula gaartay xiddiga naadiga Napoli ee Lorenzo…
Read More » -
England
Cristiano Ronaldo oo wada-xaajood deg deg ah ugu yeeray wakiilkiisa Jorge Mendes… (Miyuu ka tagayaa Man United?)
(Manchester) 09 Jan 2022. Xiddiga kooxda kubadda cagta Manchester United ee Cristiano Ronaldo ayaa lagu soo warramayaa inuu si deg deg…
Read More » -
Spain
Karim Benzema oo darajo kale oo dhanka goolasha ah ku gaaray goolashii uu xalay u dhaliyay Real Madrid & Booskii Di Stefano oo baxar ku jira
(Madrid) 09 Jan 2022. Kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa xalay 4-1 ku xaaqday naadiga Valencia kulan ciyaareed ka tirsanaa horyaalka…
Read More » -
England
Atletico Madrid, Arsenal, Inter, Juventus, Liverpool, Milan & Guud ahaan kulammada kooxaha waaweyn ee maanta illaa caawa laga ciyaari doono tartanka FA Cup iyo horyaallada La Liga iyo Serie A
(Yurub) 09 Jan 2022. Kulammo ka tirsan tartanka FA Cup ee dalka Ingiriiska ayaa maanta iyo caawa la ciyaari doonaa…
Read More »