Xavi oo ku dhawaaqay liiska xiddigaha Kooxda Barcelona uga qeyb galaya kulanka caawa ee Granada… (Yaa ka maqan yaase ku soo baxay?)

(Barcelona) 08 Jan 2022. Waxaa la shaaciyey liiska xiddigaha kooxda kubadda cagta Barcelona uga qeyb galaya kulanka caawa ee Granada kula ciyaari doonaan horyaalka La Liga ee dalka Spain.

Naadiga Barcelona ayaa caawa booqan doonta Granada, waxaana ay shaacisay liiska xiddigaha uga qeyb-galaya kulankan.

Depay & De Jong ayaa ku jira liiska Barcelona ee kulanka Granada, sidoo kale waxaa hoggaaminaya dhanka weerarka Dembele.

Haddaba halkaan hoose ka eeg liiska xiddigaha Kooxda Barcelona uga qeyb-gaya kulanka caawa ay booqan doonaan doonaan naadiga Granada:-

Image

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close