Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Granada iyo Barcelona ee horyaalka La Liga oo la shaaciyey

(Granada) 08 Jan 2022. Shaxda rasmiga ah kulanka adag ee Kooxaha Granada iyo Barcelona ee horyaalka La Liga ayaa la shaaciyey

Kooxda kubadda cagta Barcelona ayaa hammineysa inay ugu yaraan si ku meel gaar ah usoo gasho booska saddexaad ee kala sarreynta horyaalka La Liga haddii ay ka adkaato kooxda Granada oo ay lasoo ciyaari doonto kulan ka tirsan horyaalka.

SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:-

Granada XI: Víctor Díaz, Molina, Gonalons, D. Machís, Antonio Puertas, Quini, Luis Milla, Luís Maximiano, L. Suárez, Carlos Neva, Raúl Torrente

Subs: Montoro, Escudero, Bacca, L. Abram, Aarón Escandell, Duarte, Y. Eteki, Monchu, Álex Collado, Adrián Butzke, Ismael Ruiz, Pepe Sánchez

Barcelona XI: D.Alves, Pique, Alba, Busquets, Luuk de Jong, Ter Stegen, Dembele, Eric Garcia, Ferran Jutglà, Nico González, Gavi

Subs: Neto, Umtiti, Depay, Lenglet, Pena, Dest, Riqui Puig, Óscar Mingueza, Álvaro Sanz, Álex Baldé, Ez Abde, Ilias Akhomach.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close