Ancelotti oo si RASMI ah ugu dhawaaqay liiska xiddigaha Real Madrid uga qeyb galaya kulanka adag ee Valencia… (Yaa ka maqan yaase ku soo baxay?)

(Madrid) 07 Jan 2022. Waxaa la shaaciyey liiska xiddigaha kooxda kubadda cagta Real Madrid uga qeyb galaya kulanka bari ee kooxda Valencia kula ciyaari doonaan horyaalka La Liga ee dalka Spain.

Naadiga Los Blancos ayaa shaacisay liiska xiddigaha uga qeyb-galaya kulanka habeen dambe ay ku soo dhaweyn doonaan kooxda Valencia garoonka Santiago Bernabéu.

Liiska Real Madrid ayaa waxaa dhanka weerarka ka hoggaaminaya xiddigaha kala ah Karim Benzema, Marco Asensio, Eden Hazard, iyo Vinicius Junior.

Haddaba halkaan hoose ka eeg liiska xiddigaha Kooxda Real Madrid uga qeyb-gaya kulanka habeen dambe ay soo dhaweyn doonaan naadiga Valencia:-

Image

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close