Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Linares Deportivo iyo Barcelona ee tartanka Copa del Rey oo la shaaciyey

(Spain) 05 Jan 2022. Shaxda rasmiga ah kulanka adag ee Kooxaha Linares Deportivo iyo Barcelona ee tartanka Copa del Rey ayaa la shaaciyey

Kooxda Linares Deportivo ayaa garoonkeeda Estadio Municipal de Linarejos ku soo dhaweyn doonto naadiga Barcelona, si ay u wada ciyaaraan kulan Copa del Rey.

SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:-

Linares Deportivo XI:

Image

Barcelona XI:           

Image

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close