Day: January 3, 2022
-
England
Wolves oo garoonka Old Trafford guul kaga soo gaartay Man United oo ay booqatay… +SAWIRRO
(Manchester) 03 Jan 2022. Wolves ayaa garoonka Old Trafford guul kaga soo gaartay Manchester United oo ay booqatay, kaddib markii ay…
Read More » -
England
“Man City way adag tahay in lagula tartamo hanashada Premier League” – Azpilicueta
(London) 03 Jan 2022. Ciyaaryahanka Chelsea ee César Azpilicueta ayaa sheegay in kooxdiisa ay tahay inay qaado tillaabooyin muhiim ah si…
Read More » -
England
Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Man United iyo Wolves ee horyaalka Premier League oo la shaaciyey
(Manchester) 03 Jan 2022. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Manchester United iyo Wolves ee horyaalka Premier League ayaa la shaaciyey. Kooxda…
Read More » -
England
Romelu Lukaku oo la soo warinayo koox ka dheesha horyaalka Premier League oo uu kaga biiri karo, xilli Facebook-giisa uu xalay ku soo qoray…
(London) 03 Jan 2021. Romelu Lukaku kuma faraxsanaha Kooxdiisa Chelsea, waxaana la soo warinayaa inuu ku biiri karo koox lama…
Read More » -
England
Kooxda Liverpool oo markaan bartilmaameed ka dhigatay xiddig ka tirsan Olympiacos… (Booskee ayuu ka ciyaaraa?)
(Liverpool) 03 Jan 2021. Kooxda kubadda cagta Liverpool ayaa la soo warinayaa inay bartilmaameedsanayso xiddiga ka tirsan naadiga Olympiacos ee…
Read More » -
England
Manchester City iyo Barcelona oo xiddigo is dhaafsanaya iyo Pep Guardiola oo ay kaga dheggan tahay De Jong
(Manchester) 03 Jan 2022. Kooxda kubadda cagta Manchester City ayaa albaabada u furtay wada-xaajood ay Barcelona kaga qal-qaalsaneyso Frenkie de Jong…
Read More » -
England
Thomas Tuchel oo maanta kulan wada-hadal ah kula balansan Romelu Lukaku… (Sidee ayuu noqon doonaa mustaqbalka weeraryahanka Chelsea?)
(London) 03 Jan 2022. Thomas Tuchel ayaa maanta wada-hadal kula balansan Romelu Lukaku kaddib markii weeraryahanka Chelsea uu weerar xooggan oo…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Dani Alves iyo Jordi Alba oo kasoo kabsaday Koofid-19… (Goormee ayay kusoo laabanayaan Barcelona?)
(Barcelona) 03 Jan 2022. Kooxda kubadda cagta Barcelona ayaa xalay guul ka gaartay naadiga Mallorca kulan ka tirsanaa horyaalka La Liga…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Messi oo laga helay Koofid-19 & PSG oo xaqiijisay in xiddiga reer Argentina uu afar ku yahay ciyaartoyda xanuunkan laga helay… (Waa kuwee saddexda kale?)
(Paris) 03 Jan 2022. Kooxda kubadda cagta Paris Saint-Germain ayaa xaqiijisay in xanuunka Koofid-19 laga helay afar ka mid ah xiddigaheeda…
Read More » -
England
Horudhac: Manchester United vs Wolves… (Ogow dhowr xaqiiqo oo guusha u saadaalinaya Red Devils taasoo dib u heleysa caawa xiddig muhiim u ah safkeeda)
(Manchester) 03 Jan 2022. Kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa kulan ka tirsan horyaalka Premier League caawa garoonkeeda kusoo dhoweyneysa naadiga…
Read More »