Ancelotti oo si RASMI ah ugu dhawaaqay liiska xiddigaha Real Madrid uga qeyb galaya kulanka Getafe… (Yaa ka maqan yaase ku soo baxay?)

(Madrid) 01 Jan 2022. Waxaa la shaaciyey liiska xiddigaha kooxda kubadda cagta Real Madrid uga qeyb galaya kulanka bari ee kooxda Getafe kula ciyaari doonaan horyaalka La Liga ee dalka Spain.

Naadiga Los Blancos ayaa shaacisay liiska xiddigaha uga qeyb-galaya kulanka bari ay ku booqan doonaan kooxda Getafe garoonka Coliseum Alfonso Pérez.

Liiska Real Madrid ayaa waxaa dhanka weerarka ka hoggaaminaya xiddigaha kala ah Karim Benzema, Marco Asensio, iyo Eden Hazard, waxaana kulankan ka maqan Vinicius Junior.

Haddaba halkaan hoose ka eeg liiska xiddigaha Kooxda Real Madrid uga qeyb-gaya kulanka bari ay booqan doonaan naadiga Getafe:-

Image

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close