Month: January 2022
-
Germany
Piqué oo Haaland ku dhiiragaliyay inuu iska diido ku biirista Real Madrid
(Barcelona) 31 Jan 2022. Xiddiga kooxda Barcelona ee Gerard Piqué ayaa fariin maldahan u diray weeraryahanka Borussia Dortmund ee Erling Haaland,…
Read More » -
England
RASMI: Kooxda Everton oo Macallinkeeda cusub u magacaabatay Frank Lampard
(Liverpool) 31 Jan 2022. Kooxda kubadda cagta Everton ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday inay la soo wareegtay halyeeygii Chelsea ee…
Read More » -
France
Kooxda PSG oo shaacisay liiska xiddigaha ay kala qeyb-galayso kulanka caawa ee French Cup… (Messi oo hoggaaminaya & Ramos oo maqan)
(Paris) 31 Jan 2022. Kooxda kubadda cagta Paris Saint-Germain ayaa shaacisay liiska xiddigaha uga qeyb-galaya kulanka caawa ee French Cup…
Read More » -
England
Donny van de Beek oo ka tagaya Manchester United & Koox ka dheesha horyaalka Premier League uu tijaabada caafimaad u maray maanta
(Manchester) 31 Jan 2022. Donny van de Beek ayaa u muuqda mid isaga baxsanaya boos la’aanka ku qabsaday Kooxda kubadda…
Read More » -
England
Manchester United oo doonaysa inay Kooxda Paris Saint-Germain ku garaacdo saxiixa Ousmane Dembele
(Manchester) 31 Jan 2022. Kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa la soo warinayaa inay diyaar u tahay inay xilli dambe dalab…
Read More » -
England
Kooxda Arsenal oo isku daygii ugu dambeeyey ku doonaysa Weeraryahanka ka tirsan Juventus ee Alvaro Morata
(London) 31 Jan 2022. Kooxda kubadda cagta Arsenal ayaa la soo warinayaa inay isku daygeedii ugu dambeeyey ku doonayso saxiixa…
Read More » -
Afrika
Cameroon vs Egypt: Isku aadka afar dhammaadka AFCON 2021 oo dhammaystirmay & Xilliga la ciyaari doono kulammada kaalinta saddexaad iyo Final-ka tartankan oo la xaqiijiyey
(Yaounde) 31 Jan 2022. Waxaa soo dhammaystirmay isku aadka afar dhammaadka Koobka qarammada iyo qaaradda Afrika ee AFCON 2021 kaddib…
Read More » -
England
RASMI: Brentford oo la saxiixatay Christian Eriksen & Xiddiga Denmark oo kubadda cagta kusoo laabtay kaddib xanuunkii wadnaha
(London) 31 Jan 2022. Kooxda kubadda cagta Brentford ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday saxiixa Christian Eriksen iyadoo adeegsaneysa barteeda Twitter-ka iyadoo…
Read More » -
England
Liverpool oo hoggaanka u qabatay raacdada loogu jiro saxiixa laacib si aad ah looga doonayo Premier League
(Liverpool) 31 Jan 2022. Kooxda kubadda cagta Liverpool ayaa lagu soo warramayaa inay haatan la wareegtay hoggaanka loollanka lagu baacsanayo saxiixa…
Read More » -
France
Ousmane Dembele oo heshiiska shaqsiga ah la gaaray naadiga Paris Saint-Germain & Barcelona oo ku dhow inay xaraashto xiddigeeda
(Barcelona) 31 Jan 2022. Sida ay wararku sheegayaan, xiddiga naadiga Barcelona garabka uga ciyaara ee Ousmane Dembele ayaa heshiiska shaqsiga ah la…
Read More »