Day: December 31, 2021
-
England
Carragher oo sheegay in Liverpool aysan ku guuleysan koobab ku filan inta uu hoggaaminayay Klopp
(Liverpool) 31 Dis 2021. Halyeeyga kooxda Liverpool ee Jamie Carragher ayaa xaqiijiyay in Reds aysan ku guuleysanin koobab ku filan intii…
Read More » -
England
Klopp oo ku dhawaaqay in safka Liverpool ay ka maqnaan doonaan SHAN ciyaaryahan kulanka Chelsea
(Liverpool) 31 Dis 2021. Klopp ayaa ku dhawaaqay in safka Liverpool ay ka maqnaan doonaan SHAN ciyaaryahan kulanka Chelsea, kaasoo…
Read More » -
England
Tababaraha kooxda Chelsea ee Thomas Tuchel oo ka jawaabay hadalladii kululaa ee Lukaku
(London) 31 Dis 2021. Tababaraha kooxda chelsea ee Thomas Tuchel ayaa u jawaabay Romelu Lukaku, kaddib hadaladii kululaa ee uu…
Read More » -
England
Jorge Mendes oo si cad u qeexay mustqabalka Cristiano Ronaldo ee kooxda Man United
(Manchester) 31 Dis 2021. Jorge Mendes oo ah wakiilka xiddiga reer Portugal ee Cristiano Ronaldo, ayaa shaaca ka qaaday masiirka Don…
Read More » -
England
Kaddib Ferran Torres… xiddig kale ka tirsan Man City oo u sharaxan inuu ku biiro Barcelona
(Manchester) 31 Dis 2021. Wargeyska The Sun ee ka soo baxa gudaha England ayaa qoray in maamulka Barcelona ay ka fikirayaan…
Read More » -
England
Ronaldo oo dhaafiyay rikoor uu heystay halyeey kooxda Man United ah kaddib goolkii uu ka dhaliyay Burnley
(Manchester) 31 Dis 2021. Cristiano Ronaldo ayaa goolkii saddexaad ee kooxdiisa Manchester United ka dhaliyay naadiga Burnley, kulankii xalay ay…
Read More » -
England
“Kuma faraxsani Chelsea!” – Lukaku oo dab ku sii shiday tababare Thomas Tuchel
(London) 31 Dis 2021. Weeraryahanka Chelsea ee Romelu Lukaku ayaa muujiyay sida aanu ugu qanacsanayn qaabka ay kooxda uga hoos…
Read More » -
England
“Waxaan muujinay awooda kooxdeena.” – Ralf Rangnick kaddib guushii Man United ay ka gaartay Burnley
(Manchester) 31 Dis 2021. Tababaraha kooxda Manchester United Ralf Rangnick ayaa muujiyay sida uu ugu faraxsan yahay kaddib guushii ay ka…
Read More »