Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Man United iyo Burnley ee horyaalka Premier League oo la shaaciyey

(Manchester) 30 Dis 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Manchester United iyo Burnley ee horyaalka Premier League ayaa la shaaciyey.

Kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa dooneysa inay kusoo laabato waddada guulaha horyaalka Premier League kaddib barbarrihii ay lasoo gashay Newcastle United ciyaartii ugu dambeysay, waxayna caawa wajaheysaa kulan ka tirsan isla horyaalka Ingiriiska naadiga Burnley oo ay soo dhoweyneyso.

Man United ayaa haatan heysata 28 dhibcood iyadoo fadhisa kaalinta toddobaad ee kala sarreynta horyaalka inkastoo labo kulan oo baaqi ah ay heysato, waxaana ay la ciyaareysaa Burnley oo kaalinta 18-aad horyaalka kaga jirta iyadoo leh 11 dhibcood hase ahaatee, afar ciyaarood ayaa u baaqi ah.

SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:-

Man United XI:

Burnley XI:

Image

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close