Day: December 29, 2021
-
England
Manchester City oo si dirqi ah saddexda dhibcood kaga soo heshay kooxda Brentford oo ay booqatay… +SAWIRRO
(London) 29 Dis 2021. Manchester City ayaa si dirqi ah saddexda dhibcood kaga soo heshay kooxda Brentford oo ay booqatay, kaddib…
Read More » -
England
Kooxda Brighton oo taako u dhigtay Chelsea oo ay ku booqatay garoonka Stamford Bridge… +SAWIRRO
(London) 29 Dis 2021. Kooxda Brighton ayaa taako u dhigtay Chelsea oo ay ku booqatay garoonka Stamford Bridge, kaddib markii ay…
Read More » -
England
Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Brentford iyo Man City ee horyaalka Premier League oo la shaaciyey
(London) 29 Dis 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka dag Kooxaha Brentford iyo Manchester City ee horyaalka Premier League ayaa la shaaciyey.…
Read More » -
England
Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Chelsea iyo Brighton ee horyaalka Premier League oo la shaaciyey
(London) 29 Dis 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka dag Kooxaha Chelsea iyo Brighton & Hove Albion ee horyaalka Premier League ayaa…
Read More » -
Horyaallada
RASMI: Kooxda Real Madrid oo xaqiijisay in AFAR ka mid ah xiddigaheeda muhiimka ah laga helay Korona Fayras
(Madrid) 29 Dis 2021. Real Madrid ayaa ku dhawaaqday maanta oo Arbaco ah in afar ka mid ah ciyaartoydeeda laga helay…
Read More » -
England
RASMI: Macallinka Kooxda Arsenal ee Mikel Arteta oo seegi doona kulanka ay wajahayaan Manchester City
(London) 29 Dis 2021. Macallinka kooxda Arsenal ee Mikel Arteta ayaa seegi doona kulanka ay kooxdiisu wajahayso Manchester City kaddib…
Read More » -
Horyaallada
RASMI: Kooxda Barcelona oo xaqiijisay in saddex ka mid ah xiddigaheeda safka hore laga helay Korona Fayras & Gavi oo ka mid ah
(Barcelona) 29 Dis 2021. Kooxda kubadda cagta Barcelona ayaa xaqiijisay in saddex ka mid ah xiddigaheeda Safka hore laga helay…
Read More » -
England
Ben Chilwell oo garoommada ka maqnaanaya inta ka dhiman xilli ciyaareedka & Chelsea oo xiddig u buuxiya booskiisa ka dhex aragta Kooxda Barcelona
(London) 29 Dis 2021. Kooxda kubadda cagta Chelsea ayaa la soo warinaya in xiddig u buuxiya booska uu ka dhaawacmay…
Read More » -
England
Kooxda AC Milan oo dadaal ugu jirta sidii ay ula wareegi lahayd xiddig ka tirsan Chelsea… (Waa kee laacibkaas?)
(Milan) 29 Dis 2021. Kooxda kubadda cagta AC Milan ee ka dhisan dalka Talyaaniga ayaa la soo warianyaa inay dadaal…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
WARBIXIN: Cristiano Ronaldo oo ku wajahan Barcelona, sababta uu uga tago Man United, shaqsiga dhex-dhexaadinaya CR7 & Barca iyo inuu qorsheynayo inuu dago Guriga Messi ee Barcelona!
(Barcelona) 29 Dis 2021. Warka ugu weyn suuqa kala iibsiga xiddigaha ayaa soo ifbaxay saacadihii ugu dambeeyey, iyadoo suuqa kala…
Read More »