Day: December 28, 2021
-
England
Leicester City oo garoonkeeda King Power guul kaga gaartay Liverpool… +SAWIRRO
(Leicester) 28 Dis 2021. Leicester City ayaa garoonkeeda King Power guul kaga gaartay kooxda Liverpool, kaddib markii ay kaga adkaatay 1-0…
Read More » -
England
Shaxda rasmiga ah kulanka adag ee Kooxaha Leicester City iyo Liverpool ee horyaalka Premier League oo la shaaciyey
(Leicester) 28 Dis 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka dag Kooxaha Leicester City iyo Liverpool ee horyaalka Premier League ayaa la shaaciyey.…
Read More » -
England
RASMI: Ben Chilwell oo ka maqnaan doona kooxda Chelsea inta ka dhiman xilli ciyaareedka
(Chelsea) 28 Dis 2021. Chelsea ayaa sababa la xiriira dhaawac dartiis ku weyn doonta adeega mid ka mid ah xiddigaheeda ugu…
Read More » -
England
RASMI: Barcelona oo ku dhawaaqday inay dhameystirtay heshiiska Ferran Torres
(Barcelona) 28 Dis 2021. Barcelona ayaa ku faraxsan inay xaqiijiso dhameystirka saxiixa Ferran Torres oo kaga soo biiray kooxda Manchester…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
RASMI: Barcelona oo xaqiijisay in Jordi Alba laga helay Korona Fayras
(Barcelona) 28 Dis 2021. Kooxda kubadda cagta Barcelona ayaa shaacisay in xiddigeeda difaaca bidix ee Jordi Alba laga helay xanuunka Korona…
Read More » -
England
Liverpool oo wajaheysa dagaal dhanka suuqa ah oo ku aaddan saxiixa Raphinha kaddib markii ay kusoo biirtay kooxda Premier League ka ciyaarta ee…
(England) 28 Dis 2021. Kooxda kubadda cagta Liverpool ayaa loollan adag kala kulmeysa dagaalka suuqa kala iibsiga ee ku aaddan saxiixa…
Read More » -
England
Real Madrid oo Chelsea u bandhigeysa heshiis is-dhaafsi ah oo uu Eden Hazard ugu laabanayo Blues… (Waa kee xiddiga ay Los Blancos dooneyso inay dhanka kale kasoo qaadato?)
(Madrid) 28 Dis 2021. Kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa sida ay wararku sheegayaan qorsheyneysa inay Eden Hazard kaga faa’ideysato heshiis…
Read More » -
England
Wakiillada Philippe Coutinho oo ku wajahan dalka Ingiriiska iyagoo wada-xaajood kula balansan naadiga…
(Barcelona) 28 Dis 2021. Wakiillada laacibka khadka dhexe uga ciyaara naadiga Barcelona ee Philippe Coutinho ayaa lasoo warinayaa inay ku wajahan…
Read More » -
England
Real Madrid oo guud ahaan isaga baxday doonista Paul Pogba iyo labo xiddig oo sabab u noqday go’aanka Los Blancos
(Madrid) 28 Dis 2021. Kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa lagu soo warramayaa inay isaga hartay guud ahaan doonista xiddiga Manchester…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Laba xiddig oo ka tirsan Barcelona oo laga helay Korona Fayras
(Barcelona) 28 Dis 2021. Kooxda kubadda cagta Barcelona ayaa xaqiijisay in xanuunka faafa ee Korona Fayras laga helay xiddigaheeda ka ciyaara…
Read More »