Shaxda rasmiga ah kulanka adag ee Kooxaha Newcastle iyo Man United ee horyaalka Premier League oo la shaaciyey

(Newcastle) 27 Dis 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka dag Kooxaha Newcastle United iyo Manchester United ee horyaalka Premier League ayaa la shaaciyey.

Kooxda hantida badan ee Newcastle United ayaa kulan ciyaareed ka tirsan horyaalka Ingiriiska caawa kula balansan naadiga Manchester United waxaana uu kulankan ka mid yahay kulammada Boxing Day ee horyaalka Premier League.

Newcastle ayaa qaadaneysa xilli ciyaareed aad u liita iyadoo haatan ku jirta kaalinta 19-aad ee kala sarreynta horyaalka Ingiriiska waxayna 10 dhibcood la leedahay kooxda horyaalka ugu hooseysa ee Norwich halka Man United ay kaalinta todobaad la fadhiso 27 dhibcood inkastoo ay labo ciyaarood oo lagu daray midka caawa ay u harsan yihiin.

SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:-

Newcastle United XI:

Image

Manchester United XI:

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close