Shaxda rasmiga ah kulanka Man City iyo Leicester ee horyaalka Premier League oo la shaaciyey

(Manchester) 26 Dis 2021. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah ee ay garoonka ku soo geli doonaan marribnimada maanta kooxaha Manchester City iyo Liecester City ee horyaalka Premier League.
Pep Guardiola ayaa safkiisa hore ku billaabay De Bruyne halka Foden & Grealish ay keydka ku jiraan.
Haddaba halkaan hoose ka eeg shaxda rasmiga ah ee labada kooxood ay garoonka ku soo galeen:-
Safka hore ee Man City: Ederson, Cancelo, Dias, Laporte, Zinchenko, Fernandinho, De Bruyne, Gundogan, Bernardo, Mahrez, Sterling.
Keydka Man City: Steffen, Carson, Ake, Jesus, Grealish, Kayky, Foden, Mbete, Palmer.
Safka hore ee Leicester: Schmeichel, Albrighton, Amartey, Vestergaard, Thomas, Tielemans, Maddison, Dewsbury-Hall, Lookman, Perez, Iheanacho.
Gool FM.