Day: December 26, 2021
-
England
Chelsea oo guul soo laabasho ah ka soo gaartay Aston Villa oo ay ku booqatay garoonka Villa Park… +SAWIRRO
(London) 26 Dis 2021. Chelsea ayaa guul soo laabasho ah ka soo gaartay kooxda Aston Villa oo ay ku booqatay garoonka…
Read More » -
England
Manchester City oo garoonkeeda Etihad guul kaga gaartay kooxda Leicester City
(Manchester) 26 Dis 2021. Manchester City ayaa garoonkeeda Etihad guul kaga gaartay kooxda Leicester City, kaddib markii ay ku garaacday 6-3,…
Read More » -
England
Arsenal oo si sahlan saddexda dhibcood kaga soo heshay kooxda Norwich City oo ay ku booqatay garoonka Carrow Road
(Norwich) 26 Dis 2021. Arsenal oo saddexda dhibcood ka soo heshay kooxda Norwich City oo ay ku booqatay garoonka Carrow Road,…
Read More » -
England
Shaxda rasmiga ah kulanka adag Kooxaha Chelsea iyo Aston Villa ee horyaalka Premier League oo la shaaciyey
(London) 26 Dis 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka dag Kooxaha Chelsea iyo Aston Villa ee horyaalka Premier League ayaa la shaaciyey.…
Read More » -
England
RASMI: Saddex ka mid ah xiddigaha Kooxda Arsenal oo laga helay Korona Fayras
(London) 26 Dis 2021. Saddex ka mid ah xiddigaha kooxda kubadda cagta Arsenal ayaa la xaqiijiyey in laga helay xanuunka saf…
Read More » -
England
Shaxda rasmiga ah ee Kooxaha Norwich City iyo Arsenal oo la shaaciyey… (Miyaa loo yeeray Aubameyang?)
(Norwich) 26 Dis 2021. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah ee ay garoonka ku soo geli doonaan maqribnimada maanta kooxaha Norwich…
Read More » -
England
Shaxda rasmiga ah kulanka Man City iyo Leicester ee horyaalka Premier League oo la shaaciyey
(Manchester) 26 Dis 2021. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah ee ay garoonka ku soo geli doonaan marribnimada maanta kooxaha Manchester…
Read More » -
Afrika
RASMI: Goolhayihii hore ee Kooxda Gaadiidka oo ku biiray Elman… + SAWIRRO
(Muqdisho) 26 Dis 2021. Kooxda kubadda cagta Elman ayaa maanta xarunteeda tababarka ku soo bandhigtay Goolhayihii hore ee naadiga Gaadiidka…
Read More » -
England
Kooxda Manchester United oo Erling Haaland u diyaarisay lambarkii uu ku riyoonayey… (Waa kee xiddiga looga siibayo?)
(Manchester) 26 Dis 2021. Sida wararku ay sheegayaan kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa Erling Haaland u diyaarisay lambarkii uu…
Read More » -
Afrika
RASMI: Xasan Santos oo ku biiray Kooxda Elman… + SAWIRRO
(Muqdisho) 26 Dis 2021. Xiddigii hore ee kooxda kubadda cagta Mogadishu City Club, Xasan Maxamed Cabdi (Xasan Santos) ayaa ka…
Read More »